Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

BANGIGA ISLAAMKA OO DAAWO GAARSIIYAY BARAKACAYAASHA PUNTLAND

Radio Ergo by Radio Ergo
January 22, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMas`uuliyiin ka tirsan hay`adda  waddaniga ah  ee CORD iyo sarkaal ka socday bangiga Islaamka ayaa deeq gargaar ah ku wareejiyay wasaaradda caafimaadka ee Puntland, taasoo iyadu sii gaarsiin doonta dadka barakacayaasha ah.

Cabdow Ataqi oo ka mid ahaa saraakiishii ka socotey bankiga hormarinta Islaamka ayaa sheegay in gargaarkan oo ka koobnaa daawooyin ay ugu talagaleen dadka saboolka ah, agoonta iyo barakacayaasha, ayna rajeynayaan inay noloshooda wax ka tarto.

“Waxaad tihiin walaalaheenna waxaan joognaa guryaheenna, ujeeddada kaliya waxaa weeye sidaan u dhiirri gelin laheyn gargaar caafimaad oo la gaarsiiyo agoonta, darbi jiifka, barakacayaasha iyo dadka danyarta ah”. Ayuu yiri Cabdow.

Inta badan dadkan ayaa waxay adeegyo caafimaad oo lacag la`aan u raadsadaan xarumaha loogu tala galay, balse muddooyinkii ugu dambeeyayy ayaa waxaa jiray baahi badan oo dhanka daawada ah oo ka taagnayd xarumaha adeegyada caafimaad ee bilaashka ah bixiya ee magaalooyin Puntland ku yaalla.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Puntland Saynab Ugaas Yaasiin ayaa ballan qaadday in sida loogu talagalay ay u maarrayn doonaan qeybinta deeqdan daawada ah.

Ma ahan markii ugu horeeysay ee bangiga horumarinta islaamka uu soo gaarsiiyo Puntland deeq daawo ah,  si wax loogu qabto caafimaadka dadka jilicsan.

Axmed Somali/MG/FM

Previous Post

XEER ILLAALINTA OO MAANTA DHAGAYSTAY KIISKA WERIYE CABDICASIIS KORONTO

Next Post

QM OO SHEEGTAY IN XAALADDA SUGNAANTA CUNTADA SOOMAALIYA AY SOO HAGAAGEYSO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QM OO SHEEGTAY IN XAALADDA SUGNAANTA CUNTADA SOOMAALIYA AY SOO HAGAAGEYSO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo