Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QM OO SHEEGTAY IN XAALADDA SUGNAANTA CUNTADA SOOMAALIYA AY SOO HAGAAGEYSO

Radio Ergo by Radio Ergo
January 23, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaaladda sugnaanta cuntada ee Soomaaliya ayaa laga yaabaa inay soo wanaagsanaato inta lagu guda jiro lixda bilood ee ugu horreysa sanadkan 2013ka, sida ay sheegtay QM.

Warbixintii ugu dambeysay ee ay soo saartay waaxda taxliilinta sugnaanta cuntada iyo nafaqada ee  (FSNAU), uuna shaaciyay xafiiska QM ee isku xirka arrimaha bini`adaannimada OCHA ayaa sheegeysa in tirada dadka baahan ay xitaa hoos u dhici doonto.

“Si kastaba, xaaladda nafaqada ee gobollada koofurta Soomaaliya, qeybo ka mid ah waqooyiga iyo bartamaha ayaa weli sidooda sii ahaan doona, tanoo loo sababeynayo adeegyo caafimaad oo rasmi ah oo aan ka jirin, quudin xumo iyo iyadoo ay suurto gal tahay inay ka dillaacaan cudurrada biyaha ka dhasha ee daacuunka iyo jadeecada inta lagu guda jiro xilli roobaadka bilaha Abriil ilaa Juunyo,” FSNAU ayaa ku sheegtay warbixinteeda ay ka soo saartay magaalada Nayroobi.

Bishii la soo dhaafay, QM ayaa gudaha magaalada Muqdisho ka furtay codsiga  1.3 bilyan oo doollaarka Mareykanka ah oo wax looga qabanayo xaaladaha bini`aadannimo ee ka jira gudaha Soomaaliya ilaa dhammaadka sanadkan 2013ka, isla markaana sare loogu qaadayo xasiloonida dalka, oo ay in ka badan 20sano halakeeyeen dagaallo, abaaro, daadad iyo cunno yaraan.

Codsigan, oo qeyb ka ah qorshaha horumarineed ee saddexda sano, ayaa lagu bixin doonaa 369 mashaariic bini`aadannimo oo lagu beegsanayo 3.8 milyan oo Soomaali u baahan ah, sida ay sheegtay OCHA.

Previous Post

BANGIGA ISLAAMKA OO DAAWO GAARSIIYAY BARAKACAYAASHA PUNTLAND

Next Post

INDHO FIIQIS KA SOCOTA KISMAAYO

Related Posts

Maraakiibta ka jillaabta xeebaha Bari oo galaaftay nolol-maalmeedka qoysas badan
Cunto-Yaraanta

Maraakiibta ka jillaabta xeebaha Bari oo galaaftay nolol-maalmeedka qoysas badan

June 26, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

INDHO FIIQIS KA SOCOTA KISMAAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 26-JUN-2026

IDAACADDA 26-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 26-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUN-2026
June 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo