Nolosha barakacayaasha Baydhabo
Xeryaha barakacayaasha ee ku yaalla magaalada Baydhabo ee gobolka Bay oo uu dhowaan booqday weriyeheenna Yuusuf Keynaan, ayaa wuxuu indhihiisa ku soo arkay xaaladaha nolosha iyo dabaqadaha ay ku kala...
Read moreXeryaha barakacayaasha ee ku yaalla magaalada Baydhabo ee gobolka Bay oo uu dhowaan booqday weriyeheenna Yuusuf Keynaan, ayaa wuxuu indhihiisa ku soo arkay xaaladaha nolosha iyo dabaqadaha ay ku kala...
Read moreHayádda caalamiga ah ee ICRC ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay olole caafimaadka xoolaha ah oo ay ka fulinaysay waqooyiga wadanka Soomaaliya. Ololahaas oo lagu baartay in ka badan 700 oo...
Read moreWadayaasha gaadiidka ka shaqeeya gobolLada Puntland ayaa cabashooyin xooGgan ka muujiyey go'aan ay dhowaan dowladda Puntland ku joojisey shidaalkii uga imaan jirey dalka Yeman. Gaadiidleyda ayaa idaacadda Ergo u sheegay...
Read moreQaar ka mid ah dugsiyadii ku xirmay codaalaha gobolka Gedo ayaa dib u howl billaabay, kaddib markii ay soo hagaagtay xaaladda ammaan ee qaar ka mid ah degmooyin iyo tuulooyin...
Read moreXanuunkaan lagu sheegay xoolaha ayaa lagu soo warramayaa inuu ka jiro inta u dhaxeysa degmooyinka Luuq iyo Garbahaarrey ee gobolka Gedo, xoolo dhaqataduna waxay ka muujiyeen walaac, waxayna arrintu sii...
Read moreKalluumeysatada ka jilaabata xeebaha Kismaayo ayaa sheegaya inuu hoos u dhac ku yimid wax soo saarka kalluunka, iyadoo arrintaasi ay u sababeeyeen dabeylo xoogggan oo xliligaan ka jira xeebaha. Arrintaan...
Read moreMarkii ugu horreysay ayaa deegaanka Dhadhaab laga furay warshad soo saarta caanaha taasoo ay hay`adda DRC maalgelisay, ayna ugu deeqday urur haween oo halkaas ka jira, lana yiraahdo SWG (Saafi...
Read moreUruro ilaa shan ah oo xuquuqul insaanka iyo arrimaha saaxafadda ka shaqeeya ayaa si caro leh uga jawaabay maxkamad shalay xukun ku riday haweenay ciidamada dawlada ku eedaysay in ay...
Read moreMadaxa arrimaha bini`aadannimada ee Q.M ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya inay dib u furto dacwada weriye iyo gabadha sheegtay in la kufsaday ee uu weriyuhu wareystay, kadib markii lagu xukumay...
Read moreWaa sidee nolosha dadka degan degaannada iyo degmooyinka isku xira muqdisho iyo Marka? Dhawaan waxaa socdaal ku soo maray deegaannadaas oo muddo badan ay camimnaayeen boqolaal kun oo barakacayaal ah...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo