Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ururo caalami ah ka walaacsan xukunka Cabdicasiis Koronto

Radio Ergo by Radio Ergo
February 7, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankUruro ilaa shan ah oo xuquuqul insaanka iyo arrimaha saaxafadda ka shaqeeya ayaa si caro leh uga jawaabay maxkamad shalay xukun ku riday haweenay ciidamada dawlada ku eedaysay in ay kufsadeen iyo saxafigii wareystay.

Hayáddahan waxa ay sheegeen in ay tani ay dhabar jab ku tahay dadaalkii la doonayay in lagu dhameeyo kufsiga iyo ilaalinta xoriyadda saxaafada.waxaana ay ugu baaqeen dawladda in ay laasho kiiskaas aan salka lahayn ee ka dhanka ah saxafiga iyo haweenayda.

Ururadan ayaa waxa ay sheegeen in ay habka loo isticmaalay xukunkan uu yahay mid aan caddeeyn, balse waxa ay sheegeen in maxkamadda ay isticmaashay xeerka ciqaabbta Soomaaliya iyo eedo kale oo loo tiigsaday shareecadda Islaamka. Saxafiga cabdicasiis Cabdinuur waxaa lagu xukumay hal sano oo xarig ah isagoo lagu eedeeyay in uu been abbuuray, inkastoo uusan marnaba ku daabacin warbixinta lagu eedeeyay in uu haweenayda ka qaaday.

Waxaa cabdicasiis sidoo kale dacwad soo oogaha uu ku eedeeyay in uu amar laáan galay guriga qof kale leeyahay iyo in uu ku been abbuurtay hayádd ka tirsan dawlada taana uu macnaheedu yahay in uu dhaawacay magaca dawladda.

Cabdicasiis waxaa lagu hayaa xabsiga dhexe ee Muqdisho, balse waxa makamadda waxa ay amartay in la sii daayo seyga haweeneyda sheegatay in la kufsday iyo labo qof oo kale oo lagu waayay wax dembi ah.

Madaxa barnaamijyada hayáddaha Amnesty International Netsanet Belay, ayaa waxa ay sheegtay in xukunkan uu macnihiisu yahay in qof walba oo Soomaali ah ee kufsi ay u gaysteen ciidamada amaanka Soomaaliya in uu labo jeer ka fakaro ka hor inta uusan  booliska wargelinin. Waxaa Amnesty ay dawlada ugu baaqday in si deg deg ah xagsiga uga siideyso saxafiga cabdicasiis cabdinuur Ibrahim.

Hayáddaha ku lugta u ololeynta in dawladda ay sii deyso saxafiga xiran ayaa waxaa kamid ah Urururka saxafiyiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, HRW, Amnesty International, iyo ururka difaaca saxafiyiinta ee CPJ.

Dacwaddan ayaa waxa ay salka ku haysaa kadib markii saxafiga Cabdicasiis Cabdinuur Ibrahim uu wareystay haweenayda sheegtay in ay kufsadeen ciidamada amaanka 8dii bishii Janaayo ee sanadkan.

Kooxaha xuquuqul insaanka ayaa waxa ay doodayaan in Cabdicasiis uusan sheekada soo daabicin sidaas darteedna aysan ahayn in uu xabsi ku muteysto. 10KII Janaayo ayaa la xiray saxafiga.Waxaana ciidamadu ay baareen gurigiisa ilaa labo jeer.

Hayáddahan ayaa ugu dambeyntii sheegaya in dacwad soo oogaha dawladda uusan maxkamadda hor keenin caddeymo rasmi ah oo la xiriira eedaha ay u jeediyeen Cabdicasiis iyo haweenayda.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo ugu baaqday dowladda Soomaaliya inay dib u furto dacwaddii kufsiga

Next Post

TAYO GELINTA HAWEENKA

Related Posts

Nugaal: Ku dhawaad kun qoys oo ku guryo, beero iyo xoolo beelay daad ka dhashay roob
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Ceel-jaale oo hoy la’aan noqday xilli digniinaha El Niño ay xoogaysteen

October 9, 2026
Qoysas ku biiray xeryaha Baydhabo oo cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol quus ah ku wajahaya xeryaha Caabudwaaq oo ay maciin bideen

October 7, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo iyo faquuq ka saaray suuqyada Dhadhaab

October 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Next Post
TAYO GELINTA HAWEENKA

TAYO GELINTA HAWEENKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-OCT-2026

IDAACADDA 09-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-OCT-2026
October 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-OCT-2026
October 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo