XARUN LOO IIB KEENO HARAGGA XOOLAHA
Xaruntaan oo laga furay Laascaanood ayaa waxaa ka shaqeeya dad badan oo soo uruuriya haragga xoolaha ee lagu qalo magaalada Laascaanood iyo goobaha aan sida joogtada ahayn. Xoolaha lagu qalo...
Read moreXaruntaan oo laga furay Laascaanood ayaa waxaa ka shaqeeya dad badan oo soo uruuriya haragga xoolaha ee lagu qalo magaalada Laascaanood iyo goobaha aan sida joogtada ahayn. Xoolaha lagu qalo...
Read moreGabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Fartuun Aadan ayaa sanadkan 2013ka ka mid noqotay haweenka dunida ee ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee la siiyo haweenka laguna dhiirigelinayo wax qabadkooda. Marwo...
Read moreQoysas dhan 2,172 oo kamid ah barkacayaasha ku nool duleedka bari ee magaalada Boosaaso ayaa ka faa`ideystey dhismaha guryo ka sameysan jiingado oo ay dhiseen hey`adaha samafalka. Guud ahaan dadka...
Read moreMaalmahii ugu dambeeyey waxaanan wax badan iska beddelin qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ee suuqyada ganacsiga ee ku kala yaalla guud ahaan gobollada koonfurta, iyadoo ay saamayn ku yeelatay...
Read moreDadka ku nool degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay sunta ayaxa ee taalla xaafaddooda iyagoo shaki ka muujiyay iney suntan halkaas taalla ay waxyeellenyeso caafimaadkood. Maryamo...
Read moreDegmada Maydh waa degmo qadiim ah oo ku taalla dhulka xeebta ah ee gobolka Sanaag, waxayna 85 Km u jirtaa degmada Ceerigaabo. Maydh waxa dadka ku nool ay u badan...
Read moreDadka ku nool magaalada Laascaanood ayaa waxa ay ka cabanayaan biyo yaraan baahsan oo ka taagan gudaha magaalada ka dib markii durdurka ceelasha ay magaaladu biyaha ka heli jirtay ay...
Read moreMuddadii ay dhibatada Soomaaliya ka bilaabatay il iyo maanta dadka aqoonyahannadu waxay u duubnaayeen ineyan waxba ka hagran sidii wax looga qaban lahaa waxbarashada waxayna maanta ku tallaabsadeen iney u...
Read moreMuddooyinkii ugu dambeeyey ayaa gudaha degmada Baardheere iyo Qaar ka mid ah tuulooyinka hoos yimaadda ee uu maro webiga Jubba ayaa waxa si weyn looga dareeemamay jilaabashada Kalluunka iyo cunistiisa,taasina...
Read moreHawl wadeennada dhinaca caafimaadka ee ka shaqeeya deegaanka Baardheere ayaa sheegeya in haweenka ku nool dhulkaas ay soo wajahday haweenka uurka leh xilliyada ay umulayaan,waxaana toddobaadydii ugu dambeeyay dhibaatooyin la...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo