Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

KALLUUNKA WEBIYADA

Radio Ergo by Radio Ergo
February 22, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMuddooyinkii ugu dambeeyey ayaa gudaha degmada Baardheere iyo Qaar ka mid ah tuulooyinka hoos yimaadda ee uu maro webiga Jubba ayaa waxa si weyn looga dareeemamay jilaabashada Kalluunka iyo cunistiisa,taasina waxay keentay in gudaha magaalada laga furo goobo ganacsi iyo suuqyo lagu iibiyo Kalluunka.

Qaar ka mid ah kalluumaysatada ku sugan degmada Baardheere iyo ganacsatada iibisa kalluunka laga soo jillaabto hareeraha wabiga Jiinkiisa oo aan la kulannay ayaa waxay sheegeen in ay faa`iido badan ku qabaan jilaabashada Kaluunka iyo ka ganacsigiisa, yagoona sheegay kalluunka inuu waxtar weyn uu u leeyahay nolosha qofka iyo caafimaadkiisa, xilligaanna cunista Kaluunka kaalin weyn uu kaga jiro nolosha dadka deegaanka.

Maxamed Cali Shaatoole oo ka mid ah Kalluumaysatada degmada Baardheere oo la hadlayey radiyaha ERGO ayaa sheegay mudo ka badan 21 sano inu uu ku howlanaa Jillaabashada Kalluunka, noloshiisa iyo midda qoyskiisana ay ku tiirsan tahay wax soo saarka Kalluunka laga soo saaro webiga, isagoo sheegay Kalluumaysatada deegaanka in ay gaarayaan ilaa 80 ruux, wax soo saarkooduna ay u adeegsadaan xargo iyo biro yar-yar, kuwaasoo ah noocyada ay ku jilaabtaan Kalluunka.

Dhibaatooyinka kale ee ay qabaan Kalluumaysatada deegaanka ayuu sheegay in ay ugu weyn tahay qalabka lagu jillaabto Kalluunka webiyada oo noociisu aan wanaagsanayn, taasi oo mararka qaar kalluumaysatadu ay kala kulmaan khatar keenta halkii ay kalluun ka sugayeen in in yaxaas uu ugu soo dhacao maqaalinta, waxaana dhibaatooyinkaasi noo sii dheer ayuu yiri taageero iyo tababar la`aan xaga shaqada, maadaama xilligani ayan jirin cid taageero u fidisa Kalluumaysatada.

Yaxye Salax Cali oo ah Ka mid ah ganacsatada iibisa Kalluunka ayaa sheegay howsha ka faa`ideysiga Kalluunka in ay u socoto si wanaagsan, dadka deegaankuna ay si weyn ula qabsadeen cunista Kalluunka,  wuxuuna sheegay in maalin kastaaba la keeno in ka badan ilaa 200 oo xabo oo noocyo kalluun ah, dabadeedna uu si tafaariiq iyo jimloba uga iibiyo Suuqyada iyo Maqaayadaha, iyagoo weliba kalluunka ay soo jillaabtaan uu kan ugu weyn yahay ilaa 6kg, kuna iibiyaan ilaa 500 kun shilin.

@
Saalixi/AM/MH

Previous Post

Umul raaca haweenka oo ku badan Gedo

Next Post

Waxbarashada master degree oo laga hirgeliyay dalka

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo, dayac iyo faquuq ka saaray suuqa shaqada

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Waxbarashada master degree oo laga hirgeliyay dalka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-OCT-2026

IDAACADDA 07-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo