Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

SICIRKA IIBKA XOOLAHA EE GOBOLLADA GEDO, BAY IYO JUBBADA DHEXE

Radio Ergo by Radio Ergo
March 1, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMaalmahii ugu dambeeyey waxaanan wax badan iska beddelin qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ee suuqyada ganacsiga ee ku kala yaalla guud ahaan gobollada koonfurta, iyadoo ay saamayn ku yeelatay qiimihii sarrifka dollarka oo hoos u dhacay marka loo eego shilinka Soomaaliga.

Mar aan la xiriirnay suuqyada xoolaha degmooyinka Baardheere, Ceelwaaq, Salagle iyo Bardaale  oo ka kala tirsan gobollada Gedo, Bay iyo Jubbada Dhexe, iyadoo dadka dullaaleyda iyo ganacsatada xoolahuna ay tilmaameen in hoos u dhac ballaaran oo qiimaha lagu kala gato xoolahu ay dareemayaan.

Aden Cabdi Axmed waxaa uu ka mid yahay dullaaleyda ka howlgasha suuqa xoolaha Baardheere waxaana uu nooga warbixyey qiimaha lagu kala gadanayo noocyada xoolaha, geela waxaa la iibinaya:

Adhiga: orgida waaweyn 2 milyan oo shillin Soomaali ah
Qalliinka 1,400 kun oo shillin Soomaali ah

Sidoo kale Xuseen Macalin Axmed waxaa uu ka mid yahay dulaalleyda suuqa xoolaha degmada Ceelwaaq waxaana uu iiga warbxiyey sida maanta uu yahay dhaqdhaqaaqa ganacsiga suuqa xoolaha ee degmada Ceelwaaq  iyo halka ay wax marayaan.

Geela qaalinta ugubka ahi 55,000 oo Kenya Shilling ah
Qaalmaha ku xigaana waa 35,000 oo Kenya Shilling ah
Adhiga neefka ugu sarreeya waa 8000 Kenya shilling ah
Adhiga qalliinka waa 4000-5000 kun oo Kenya Shilling ah

Deegaannada kale ee aan la xariirney si aan wax uga ogaanno qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Salagle oo ka tirsan gobolka Jubbada dhexe, halkaasi oo uu ku yaallo suuq ballaaran oo lagu kala gato noocyada xoolaha nool, sida uu sharraxayo Weli Aden oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee deegaanka Salagle.

Geela ayaa ugu sarreeya suuqa awrta waaweyn 20 milyan oo Shillin Soomaali ah
Qurbacda 3 jir ilaa 5 jirka ah waa inta u dhaxaysa 5 ilaa 7 milyan oo shilling Somali ah
Adhiga qiimaha ugu korreeyaa waa 1 malyan iyo 800 kun oo shillin Somali ah ah

Sidoo kale degmada Bardaale ee gobolka Bay ayaa waxay ka mid tahay deegaannada sida weyn xoolaha loogu iibgeeyo, waxaana ka furan suuq balaaran oo isku xira ganacsiga xoolaha nool qaar ka mid ah Gobollada Bay, Gedo iyo Bakool sida uu ku warramayo Isaaq Ibraahin oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee degmada Bardaale.

Geela awrta waaweyne muunadda koowaad waa 20 ilaa 25 milyan, muunada labaad waa 18 milyan ilaa 16 milyan oo shilin
Adhiga: Muunadda wuxuu u dhexeeyaa malyan iyo laba boqol ilaa 1 malyan iyo 800 kun oo shilin.
Saalixi/AM/MH

Previous Post

Dhibaatada sunta ayuxu ku hayso hargeysa

Next Post

Barakacayaasha bariga Boosaaso oo hooy loo dhisey.

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Barakacayaasha bariga Boosaaso oo hooy loo dhisey.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo