Dhadhaab: Carruurta la nool xanuunka Albino oo faquuq ka la kulma xarumaha waxbarashada
(ERGO) - Dadka qaba xanuunka jirka wada caddeeya ee Albino ee deggan xerada Dhagaxley ee Xeryaha Dhadhaab ayaa takoor kala kulma dadka qaar ee xeryaha la deggan. Waxay tiradoodu gaarayso...
Read more











