Galgaduud: Qoysas abaartu ay xoolo yari bidday oo goostay dalag ay beerteen
(ERGO) – Boqol iyo soddon iyo saddex qoys oo beeraley ah oo ku nool degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa goostay dalagyo iskugu jira khudaar iyo raashin, markii ugu horreysay. Cabdirisaaq...
Read more












