Hayadda DRC oo dad sabool ah guryo uga dhistay Beledweyne
Faadumo Aadan Shiil waa hooyo qoys ka kooban 15 qof oo ku nool qol ciriiri badan oo ku yaalla magaalada beeraha qaniga ku ah ee bartamaha Soomaaliya ee Beledweyne muddo...
Read moreFaadumo Aadan Shiil waa hooyo qoys ka kooban 15 qof oo ku nool qol ciriiri badan oo ku yaalla magaalada beeraha qaniga ku ah ee bartamaha Soomaaliya ee Beledweyne muddo...
Read moreMagaalada Kismaayo waxaa siyaabo kala duwan u soo gaaraya qoysas dib uga soo laabanaya xeryaha qaxootiyada Dhadhaab ee gobbolka Waqooyi Barri dalka Kenya kuwaasoo xeryahaasi ku noolaa in ka badan...
Read morePhoto | Dr. Xabeeb oo dhex taagan bukaanada ku jira xarunta Xabeeb ee Muqdisho/Sawir/Cabdulqaadir/Ergo Xilligan waxaa xarumaha caafimaadka ee lagu daweeyo dadka qaba xanuunka dhimirka ku soo badanaya bukaannada la...
Read moreWaxaa aad usoo kordhay dadka Soomaaliyeed ee dib ugu laabanaya Soomaaliya kuwaasoo muddo ku noolaa dalka Koofur Afrika, kadib markii dalka Soomaaliya qeybo ka mid ah nabad lagu soo dabaalay,...
Read morePhoto | Ibraahim Xasan, 80 sano jir lo'leey ah oo ka walaacsan caafimaadka lo'diisa maadaama lo' vadab deegaanka ugu dhimatay cudurrada Garab-gooye iyo Qanje Dadka xoolo dhaqatada ah ee gobolada...
Read moreAscaartan waxaa lagu saleeyay sarrifka lacagaha: 1 dollar = 19766,67 shilin, 6333,33 Somaliland shilin, waxaase qiimaha todobaadkaan lagu saleeyey lacagta USD Gelleyda cagaaran ayaa suuqa Xalane ee Boorame 28.68 Burco ...
Read moreTogagga waaweyn ee Dur-dur iyo Buuraan oo jihooyinka bari iyo koonfur ka xiga degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa u xirmay dhowr jeer daadad xoog leh 72kii saac ee ina...
Read morePhoto | Halista gawaaridu ay ku hayaan guryaha saaran laamiga dhinaciisa/Sawir/Cabdulqaadir Cabdulle Barakacayaasha deegaanka ka dhigtay hareeraha waddada isku xirka Muqdisho iyo Afgooye, gaar ahaan Ex control ayaa ka cabanaya...
Read moreMadaxda is-kaashatooyinka Kalluumaysiga ee gobollada Puntland ayaa tababar la xiriira diiwaan-gelinta iyo la socodka Kalluumaysatada uga bilowday magaalada Boosaaso, Tababarkan ayaa bilow u ah qorshe cusub oo kaarar aqoonsi iyo...
Read morePhoto | Naafo ku sugan Kismaayo/Sawir/kaydka/Khadar/Ergo Garowe ayaa waxaa ka socda dadaallo la doonaya in kor loogu qaado tayada wax qabad ee dadka naafadda ah, kulan la qabtay bartamihii toddobaadka...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo