Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

BARAKACAYAASHA KU NOOL EX CONTROL OO DHIBAATO KU QABA GAADIIDKA ISTICMAALA WADDADAAS

Radio Ergo by Radio Ergo
October 7, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Halista gawaaridu ay ku hayaan guryaha saaran laamiga dhinaciisa/Sawir/Cabdulqaadir Cabdulle

Barakacayaasha deegaanka ka dhigtay hareeraha waddada isku xirka Muqdisho iyo Afgooye, gaar ahaan Ex control ayaa ka cabanaya gaadiidka isticmaala waddadaas oo isagoo xawaare ku socda mararka qaar qallibma, sidaasna ay dhibaatooyin kusoo gaarto guryahoodii, ayna ka dhalayo dhimasho tiro badan iyo dhaawac.

Muddo haatan laga joogo  4bilood,  waxaa shil gaari oo xanuun badan uu ka dhacay kaam dacalka ku haya dhabbaha dheer ee laamiga ah  ee ku  dhaw  Jaamacaddii Gahayr, ugu yaraan saddex qof ayaan aku dhimatay shilkaas.

“Xilli aan jiifnay ayaa waxaa gaari ka soo booday marsha biyoodka uu dusha ka koray laba carruur ah oo aan la joogay, mid ka mid ah maskaxda ayuu ka soo daadatay wuuna dhintay, halka midka kalana uu dhaawacmay”ayay tiri Shukri Aadan oo ah hooyada dhashay carruurtaas.

Darawallada isticmaala waddadaas ayaa dhanka kale u sababeynaya shilalka inay jirto aqoon darri dhanka kaxeynta gawaarida ah iyo waddooyinka oo xun, “Waxaa jira darawallo isaga shaqeysta oo quutul yowmkooda ka raadsada kaxeynta gawaarida, balse aan aqoon fiican u lahayn iyo waddooyinka oo burbursan isla markaana ciriiri ah.” Ayuu yiri Maxamed Cabdinuur Idiris oo ka mid ah darawallada gaadiidka xamuulka ee waddadaas isticmaala.

4tii Bishan gudaha kaamka jaamacadda Gahayr qarka laamiga meel ay ku sugnaayeen carruur ka kooban 5 kana soo jeeda hal qoys ayaa ku habsatay mashaqo, kadib markii gaari  nuuca Blka uu jiiray, waxaana goobta ku geeriyooday 4 carruur ah halka midka soo harayna uu soo gaaray dhaawac  culus.

Sidoo kale caruurta ku nool kaamamkaas ku yaalla duleedaka waddada ayaa halis ku jira, iyagoo qaarkood daba-qabsada gawaaridaasi kadibna ka dhaca. Iyo carruurta qaarkood oo biyaha ka soo dhaamiya meel laamiga dhinaciisa kale ah. Sida uu Ergo u sheegay guddoomiyaha kaamka Gaheyr, Yahye Aadan

Taliyaha ciidanka taraafikada Gen Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa Ergo u sheegay inay jiraan shilal, laakiin ay wadaan dadaal lagu doonayo soo celinta adeegyada waddooyinka “Waan ognahay inay jiraan dhibaatooyinka shilalka, laakiin waxaan qorshaheeda wadnaa hagaajinta waddooyinka iyo koontaroolidda tayada darawallada kaxeeya gawaarida.” Ayuu yiri taliyaha.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle/FM/MH

Previous Post

Kalluumaysatada xeebaha Puntland oo la siinayo aqoonsi iyo qalabka GPRS-ka

Next Post

ROOBAB KA DA`AY BUURALAYDA SANAAG IYO BARI OO XANNIBAY ISU SOCODKA GAADIIDKA IYO DADKA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
ROOBAB KA DA`AY BUURALAYDA SANAAG IYO BARI OO XANNIBAY ISU SOCODKA GAADIIDKA IYO DADKA

ROOBAB KA DA`AY BUURALAYDA SANAAG IYO BARI OO XANNIBAY ISU SOCODKA GAADIIDKA IYO DADKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo