Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Hayadda DRC oo dad sabool ah guryo uga dhistay Beledweyne

Radio Ergo by Radio Ergo
October 11, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankFaadumo Aadan Shiil waa hooyo qoys ka kooban 15 qof oo ku nool qol ciriiri badan oo ku yaalla magaalada beeraha qaniga ku ah ee bartamaha Soomaaliya ee Beledweyne muddo sanado ah, iyadoo Ergo u warramaysa ayay sheegtay inay dhibaato ku qabaan ciriiriga qolka, qaarkood bannaanka ayey seexdaan.

Qoyskii sidaas ahaa hadda arrintaasi waa iska beddeshay kadib markii 500 oo qoys ay hay’adda guddiga qaxootiga Denmark ee DRC ay u dhistay guryo laba bilood ka hor,  ku xigeenka duqa degmada Beledweyne Cabdullaahi Maxamed
Cumar ayaa sheegay in qoysaska guryahaan la dhisay ay u doorteen ay yihiin kuwii ugu saboolsanaa ee magaalada degganaa, isagoo intaas ku daray in guddi ka kala socday DRC iyo maamulka degmadu ay isla sameeyeen qiimaynta.

Guddigaan ayaa ku soo wareegay dhammaan afarta xaafadood ee magaladu ka kooban tahay iyagoona guriguri u istaagay gurayah, si ay u xaqiijiyaan dad ugu saboolsan ee xaafaddaas ku nool si ay uga qayb noqdaan 500 boqol ee qoys ee la siinayo guryaha.

Hooyadaan Faadumo Aadan Shiil ayaana iyadu ka mid noqotay kuwa nasiibka u helay guryahaan, iaydoo buuxisay dhammaan shuruudihii saboolnimo ee lagu soo xulayey dadka la siinayo guryaha, waxaa loo dhisay qol labaad si qoyskeeda intii bannaanka seexanaysay ay u helaan hoy, waxaa kale oo qolkaan u noqday mid niyadda u dejiya maaddaama qoyska inta bannaanka hurudda ay welwel ka qabeen badbaadado, sida in kooxo wax dhaca u yimaadaan, ama kufsi loo geysto gabdhaheeda.

Maamulka degmada Beledweyne ayaa sheegay in wejiga hore ee mashruucan laga fulinayo gudaha magalada, una yahay tijaabo, iyadoo DRC ballan qaadday inay 1500 oo guri oo kale u dhisi doonto dadka saboolka ah

Si kastaba, Balatweyne’s first deputy district chief Abdulahi Mohamed Omar said this is the first phase of series of housing project that DRC will implement in the town.

“This is a test and DRC promised to build another 1,500 houses for the poor and unfortunate families if this success,” Omar explained.

Cabdullaahi Salad/FM

Previous Post

Qoysas ka soo laabtay xeryaha Dhadhaab oo kismaayo gaaray

Next Post

MAAMULKA PUNTLAND OO SHEEGAY INAY TAYEEYEEN CAAFIMAADKA XOOLAHA U DHOOFAYA XAJKA SANADKAAN

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

MAAMULKA PUNTLAND OO SHEEGAY INAY TAYEEYEEN CAAFIMAADKA XOOLAHA U DHOOFAYA XAJKA SANADKAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-MAY-2026

IDAACADDA 17-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2026
May 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo