Biyo-la’aan baahsan oo ka jirta miyiga ku dhow Cadaado
Boqolaal dad reer guuraa ah iyo xoolahooda ayaa haraad daran ku heystaa miyiga gobolka Galgaduud xilli jilaalku uu bilow uun yahay. Weriye Ergo ka tirsan oo ku safray gobolka ayaa...
Read moreBoqolaal dad reer guuraa ah iyo xoolahooda ayaa haraad daran ku heystaa miyiga gobolka Galgaduud xilli jilaalku uu bilow uun yahay. Weriye Ergo ka tirsan oo ku safray gobolka ayaa...
Read moreIsbitaalka weyn ee degmada Baladweyne ayaa qarka u saaran in uu u xirmo daawo yari baahsan oo heysata. Agaasimaha Isbitaalka Axmed Maxamed Khaliif ayaa sheegay in daawada ay gabaabsi ku...
Read moreXirmaysiga dhulka oo sanadihii dambe aad ugu soo korortay deegaanada Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ka dhashay caqabado badan oo dhinaca deegaanka ah, taas oo ay ka...
Read moreDhibaatada Tahriibta iyo tarxiilka ay kala kulmaan Sacuudiga kuma eka Soomaalida oo kaliya ee waxaa jira dadyow kale oo Soomaalida dhibtaas la wadaaga isla markaana tarxiilka Soomalida lagu soo celiyo...
Read moreSaddex weriyie oo ka tirsan raadiyo Ergo ayaa ka mid ahaa 12 weriye oo Soomaali oo la guuleystay abaal-marinta 2013ka ee Warbaahinta Soomaaliya. Weriyayaasha oo ka kala socday gobollada bartamaha...
Read moreKadib markii dhowaan ciidamada dowladda Itoobiya ay si toos ah ay uga mid noqdeen howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM islamarkaana ay soo buux dhaafiyeen deegaano ka tirsan goballada Bay iyo...
Read moreXarunta haweenka dhimirka la’a ee Gaalkacyo ayaa qarka u saaran iney dhaqaale iyo daawo la’aan u xiranto kadib markii lacago tabarrucaad ah oo ay bixin-jireen dadka deegaanka, ganacsato iyo qurbo-joog...
Read moreDad badan oo dhimirka ka jiran ayaa ku nool deegaanada gobolada dhexe ee Soomaalida, sida ay sheegeen dhakhaatiirka maskaxda oo deegaanadaa booqday. Kalkaaliye Cabdiraxmaan Cali Cawaale oo Xabeeb ku magacdheer...
Read moreXerada Booroow waxay kamid tahay 55 xero oo ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo kuwaasoo ay ku nool yihiin qoysaska barakacayaasha ah ee ku soo barakacay magaalada Kismaayo. Xeradaan oo ku...
Read moreDhibaatada ugu daran ee waqti xaadarkani ay ka cabanayaan qoysaskan oo deggan duleedka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ah nolosha oo ku adag iyo helitaaanka biyaha oo aad u...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo