Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolosha dadka barakacayaasha xerada Booroow

Radio Ergo by Radio Ergo
February 7, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXerada Booroow waxay kamid tahay 55 xero oo ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo kuwaasoo ay ku nool yihiin qoysaska barakacayaasha ah ee ku soo barakacay magaalada Kismaayo. Xeradaan oo ku taalla xaafadda Faanoole ee magaalada Kismaayo waxaa ku nool in ka badan 150 qoys, asal ahaan waa beeralay, waxaana qoysaskaan oo ah qoysas sabool ah waxeyna herada ay ku sugnaayeen in ka badan 20 sano.

Maxamed Xaaji iyo Khadiijo Xasan waxaa laga dareemi karaa dhibaatooyinka iyo xaaladaha adag ay kuk nool yihiin waxayna raadiyo Ergo ay uga sheekeeyeen sida ay xaaladdoodu tahay iyo dhibaatooyinka ugu daran ee heysta.

“Dhibaato ayaa na heysata, nolasheenna qiil-qiil ayay ku jirtaa, beerihiina mar horaa noogu dambaysay, nolal liidato ayaan ku noolnahay, markii hore waxaan ka soo barakacnay meelo kala duwan, qaar dhulka gosha ayey ka yimaadeen, qaar kalena Baydhabo kuwo kalena Kismaayo agagaarkeeda, dhibaato ayaa na keentay , shaqo ma heysanno, hadda waxaan ku noolnahay tuugsi, umadda Soomaaliyeed iyo hay’adaha samafalka waxaan codsaneynaa inay gurmad nala sooo gaaraan,”ayuu yiri Maxamed Xaaji oo ka mid ah dadka ku nool xerada Booroow, wuxuuna  hadalkiisa ku sii daray Maxamed Xaaji ee uu yiri “waana noloshaan hadda aan ku jirno noo dhaanta sidii aan ugu noqon lahayn beeraheennii”.

Maxamed Dhaqane Cabdi waxaa uu kamid yahay maamulka xeryaha barakacayaasha  ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo, wuxuuna raadiyo Ego uu u sheegay in dadka xeradaan ku nool ay yihiin kuwa ugu liita ee dadka barakacayaasha ah ee ku jira kaamamka magaalada Kismaayo.

Tiro guud ma jirto oo laga hayo dadka ku jira xeryaha barakacayaasha ee Kismaayo, afhayeenka maamulka Jubba Cabdinaasir Seeraar ayaa isagu sheegay in xaladda barakacayaasha iyo qoysaska kale ee dhibaataysan ay ka war hayaan, ayna geeyeen hay’addaha gargaarka iyo kuwa Qaramada Midoobay , ayna u sheegeen qorshihii lagu caawin lahaa welise aan jawaab laga helin.

Khadar/MRS

Previous Post

1200 qoys oo ku jira xeryaha barakacayaasha Ceel-waaq

Next Post

DADKA DHIMIRKA KA JIRAN OO KU BADAN GOBOLLADA DHEXE

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
DADKA DHIMIRKA KA JIRAN OO KU BADAN GOBOLLADA DHEXE

DADKA DHIMIRKA KA JIRAN OO KU BADAN GOBOLLADA DHEXE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo