70 qoys oo qaxooti oo Ceelwaaq ku noqday
Soomaali qaxooti ku ahaa xeryaha Dhadhaab muddo dheer o ka badan 70 qoys ayaa dib ugu noqday deegaanka Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo ay horey ugu soo qaxeen bishaan oo...
Read moreSoomaali qaxooti ku ahaa xeryaha Dhadhaab muddo dheer o ka badan 70 qoys ayaa dib ugu noqday deegaanka Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo ay horey ugu soo qaxeen bishaan oo...
Read moreBoqollaal qoys reer guuraa ah oo ku nool tuulooyin ka tirsan degmooyinka Ceelwaaq iyo Baardheere ee gobolka Gedo ayaa harraad daran heysta xilli jiilaalka uu bilow uun yahay. Weriyaha Ergo...
Read moreUgu yaraan saddex qof ayaa cudur aan la aqoonsan oo lala xariirinayo in ay ka dhasheen saxada deegaanka oo aan hagaagsaneyn iyo isticmaalka biyaha aan nadiifka aheyn ugu dhintay tuulo...
Read moreAyax tiro badan ayaa ku habsaday deegaannada hoos yimaada gobollada Salal, Awdal iyo Saaxil, sida ay sheegeen maamulka iyo qaar ka tirsan bulshada deegaannadaas. Ayaxan ayaa saamayn ku yeeshay dooggii...
Read moreKumanaan carruur soomaali ah oo wax ka baranayay dugsiyadda mashruuca ‘Aada Dugsiyadda’ ayaa guryaha fadhiya maalintii lixaad kadib markii macalimiinta shaqo joojin ku dhawaaqeyn. Shaqo joojinta oo bilaabatay khamiistii ayaa...
Read moreBulshada rayidka ah ee Puntland ayaa bilaabay shirar dib loogu fiirinayo xeer qabyo ah oo loo dhisayo deegaanka, sidoo kale waxaa shirarka intooda badan lagu gorfaynayaa badbaadinta deegaanka oo xaaluf...
Read moreWaxaa jira bukaanno markii ay waayeen lacag ay isku daaweeyaan ay dantu ku qasabtay inay gurigooda dhexdiisa iskaga dhex murugoodaan. Weriyaha Ergo ee Gaalkacyo oo dhowaan booqday xerada Buula-bacleey ayaa...
Read moreHay’adda qaramada midoobey u qaabilsan daryeelka carruurta ee UNICEF ayaa Talaadadii ku wareejisay wasaaradda caafimaadka Puntland 70.000 oo mara-kaneeco ah, taasoo loo qaybinayo dadweynaha magaalada Boosaaso. Adeegga ayaa looga hortegi...
Read moreAamina waa gabadh jirta lix iyo toban sanno, “Aamina” maaha magaceeda saxda ah, waqtigan waxay ku jirtaa mid ka mid ah isbitaalada Hargeysa gaar ahaan kuwa lagu daryeelao dadka bukaan...
Read moreMaadada birta la dhaho (Iron) oo ah tan dhista dhiiga qofka bani’aadamka ku jira, iyadana ay sabab u tahay aasaaska dhiiga ayaa ah macdan muhiim u ah jirka bani’aadamka, macdantaan...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo