Luuq: Qoysas laga caawiyay dhul beereed biyo leh oo ay noloshoooda isbeddeshay markii ay goosteen dallagyadii ugu horreeyay
(ERGO)-Dhaqan Daahir Cabdullaahi oo 52 jir ah waxay carruurteeda oo sagaal agoon ah u heshay cunno saddex waqti ah markii uu dhaqaale fiican ka soo galay wax soo saarka dhul...
Read more












