MAAMULKA PUNTLAND OO SHARCI U SAMEEYEY TAYEYNTA CAAFIMAADKA
Maamulka Puntland ayaa sharci u sameeyey tayeynta caafimaadka, iyadoo laga hortagayo dawooyinka dhacay iyo takhaatiirta aan aqoonta wanaagsan lahayn ee haddana dadka daaweeyo, kuwaas oo qaarkood dhibaato u geysta dadka....
Read more












