Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

TAKHTAARTIITA XOOLAHA DOOLOW OO SHEEGAYA INAY JIRAAN CUDURO HAYA XOOLAHA

admin by admin
September 5, 2014
in Caafimaadka
0
TAKHTAARTIITA XOOLAHA DOOLOW OO SHEEGAYA INAY JIRAAN CUDURO HAYA XOOLAHA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
Takhaatiirta xoolaha ee degmadda Doolow ee Gedo ayaa sheegaya in nafaqa darrida iyo tamar xumida haysata xilligaan xoolaha ay keentay cuduro haya, siduu Ergo u sheegay Shiraar Cadow Muxumad Aadan oo ah takhtar xoolaad
“Waxaa i soo waca xoolo dhaqatadda si aan ugu daaweeyo, wakhtigaan oo abaar lagu jiro, xooluhu waa kuwo aad u caato ah mana jirto daawo, xoolaha waxaan siinaa daawooyin yar yar oo farmashiyayaal magaladda ku yaal laga soo qaado , cudurrada hadda jirana waxaa ugu badan cudurka diifka oo adhiga haya, cudurro lo’da haya ayaa jira oo ay ka mid yihiin garbaha isku dhejinaya dhareerna ay afka ka keenayso, waxaase ugu  badan hadda oo xoolaha hayaa waa gooryaan iyo burkiitada”
Takhtar Shiraar ayaa sheegay inay u doontaan daawada xoolaha degmooyinka Mandheera oo Kenya ah iyo Dollow oo Ethiopia ah, halkaas oo ay ku yaal goobo lagu iibiyo daawoyinka xoolaha, cuduraddaan  haddan aan ku arkay xoolaha horay waxaan uga hor tegi jirnay talaal xiliyadii la soo dhaafayse lama helin talaalkaas.
Takhtarka ayaa sheegay in xoolaha uu ku soo arkay miyiga ee uu daaweynta ugu tegay yihiin kuwo tabar ahaan aad u liita, dadkuna ay ku tiirsantahay noloshoodu dhaqashada xoolaha, haddaan gacan la siinna ay waayayaan tiirkii ugu muhiimsanaa ee noloshooda.
Maxamed Macalin?FO
Previous Post

GAALKACYO: HOOSE U DHAC KU YIMID QIIMAHA XOOLAHA

Next Post

MAAMULKA PUNTLAND OO SHARCI U SAMEEYEY TAYEYNTA CAAFIMAADKA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
MAAMULKA PUNTLAND OO SHARCI U SAMEEYEY TAYEYNTA CAAFIMAADKA

MAAMULKA PUNTLAND OO SHARCI U SAMEEYEY TAYEYNTA CAAFIMAADKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo