Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

GAALKACYO: HOOSE U DHAC KU YIMID QIIMAHA XOOLAHA

admin by admin
September 5, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
GAALKACYO: HOOSE U DHAC KU YIMID QIIMAHA XOOLAHA
1
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Dilaalayda xoolaha ku iibisa sayladda Gaalkacyo ayaa sheegaya in abaarta oo keentay daaq xumi ay ka dhigtay xoolaha kuwa waydoobay, tanoo ka dhigtay qiimaha xoolaha mid aad u hooseeya, sidoo kale tiradii xoolaha la iibsan jiray oo ahayd 300 oo neef maalintii ayaa hadda aad uga yaraatay oo waxaa sayladda lagu iibsadaa wax ka yar 100 neef.

Cabdi Ciise Sahal oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ku iibisa sayladda ayaa Ergo u sheegay in duruufta abaarta ee jirta aad ka garanayso wejiyada dadka xoolaha keenaya iyo dhogorta xoolaha, xoolaha ku sugan sayladduna waa badan yihiin mase laha wax tayo, saddex maalmood ayaa weli xoolihii  joogaan, dadka xoolo dhaqatada ah ayaana door biday inay iska iibiyaan xoolaha jilicsan.

Horay neefka ariga ah waxaa la kala siisanayey 2 milyan oo shillin Somaali ah haddase waxaa la siisanayaa 1 milyan iyo wax ka sii yar.

Maryan Siciid oo ah haweenka hillibka ka ganacsada kuna sugan sayladda ayaa sheegtay in ay iyadoo faramaran ka noqoto sayladda markay wayday xoolo macaasho leh,Weriyaha Ergo ee Gaalkacayo ayaa sheegay inay u sheegayaan ganacsatada iyo xoolo dhaqataduba in xoolaha sayladda joogaa ay tiro badan yihiin taasina ay keentay xoolo dhaqatada oo ka cabsi qaba inay ku haraan xooluhu abaarta jirta.

Maxamed Soomaali/FO

Previous Post

DADKA DEGAN TUULADA SUNAJIIF OO AAN HAYSAN GOOB AY CARRUURTA KA TALAASHAAN

Next Post

TAKHTAARTIITA XOOLAHA DOOLOW OO SHEEGAYA INAY JIRAAN CUDURO HAYA XOOLAHA

Related Posts

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Next Post
TAKHTAARTIITA XOOLAHA DOOLOW OO SHEEGAYA INAY JIRAAN CUDURO HAYA XOOLAHA

TAKHTAARTIITA XOOLAHA DOOLOW OO SHEEGAYA INAY JIRAAN CUDURO HAYA XOOLAHA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-SEP-2026

IDAACADDA 20-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-SEP-2026
September 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-SEP-2026
September 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo