Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DADKA DEGAN TUULADA SUNAJIIF OO AAN HAYSAN GOOB AY CARRUURTA KA TALAASHAAN

admin by admin
September 4, 2014
in Caafimaadka
0
DADKA DEGAN TUULADA SUNAJIIF OO AAN HAYSAN GOOB AY CARRUURTA KA TALAASHAAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Bishii labaad waxaa xiran MCH-ka tuulada Sinu-jiif oo 60km dhinaca waqooyi bari ka xigta magaladda Garoowe, xaruntaan ayaa adeegyada caafimaadka aasaasiga ah u qaban jirtay dadka tuulooyinka iyo reer miyiga deggan dooxada Nugaal. Wuxuuna bixin jiray adeegyada hooyada iyo dhallaanka iyo tallaalka isagoona kaafin jiray baahida caafimaad ee guud ahaan bulshada tuulada.

MCH-kani oo ka koobnaa 9 qol ayaa gubtay, waxaase la badbaadiyey labada qol ee dhalmada hooyada. Tallaagad kuwa gaaska ah oo tiilay qaybta tallaalka oo qaraxday ayaana sababtay gubashada xaruuntan, qaybaha kaydka daawada, baarista carruurta iyo miisaanka, qaybta baaritaanka caadiga ah iyo qaybta tallaalka oo ahaa kuwa ugu muhiimsan ayaana dabku baabi’iyey.

Fardowso Cismaan oo madax u ah qaybta tallaalka ee MCHka ayaa Ergo u sheegtay  inaan wax tallaal ah la siin carrruurta deegaanka iyo miyiga ka ag dhow muddadaan labada bilood ah.

MCHkaan waxaa daaweyn iyo tallaal ka qaadan jiray 600 oo qof bishiiba, bishii ugu dambaysay waxaa labada qol ee shaqeeya ku dhashay 20 carruur ah, waxaana jira kuwo loo qaaday Garoowe si ay u helaan daaweyn hagaagsan.

Cabdiraxman Maxamed/FO

Previous Post

Qoysas ka soo cararay shabeellaha hoose oo gaaray duleedka muqdisho

Next Post

GAALKACYO: HOOSE U DHAC KU YIMID QIIMAHA XOOLAHA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
GAALKACYO: HOOSE U DHAC KU YIMID QIIMAHA XOOLAHA

GAALKACYO: HOOSE U DHAC KU YIMID QIIMAHA XOOLAHA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo