Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

SOMALIYA: QARAMADDA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN 1 MILYAN OO QOF HAYSATO CUNTO YARAANI

admin by admin
September 3, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
SOMALIYA: QARAMADDA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN 1 MILYAN OO QOF HAYSATO CUNTO YARAANI
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in dad ka badan 1 milyan oo qof oo soomaali ah oo hor leh ay macaluulayaan taasoo kordhinaysa 20% tirada dadka gargaarka u baahnaa bishii Janaayo ee sanadkaan.

Shir jaraa’id oo ka kala dhacay Muqdisho iyo Nairobi ayaa hay’adaha ururiya haqab-beelka cuntada ee FSNAU iyo Fewsnet ku soo saareen digniinno ku aaddan in waddanku waqtigaan uu marayo meel xaasaasi ah oo dhinaca cuntada ah, xaaladduna ka sii xumaan karto intaan la gaarin bisha Octobar oo la filayo roobka dayrtu inuu da’o, iyadoo shirka jaraa’id lagu sheegay in 2.1 milyan oo qof ay yihiin kuwo u nugul gaajo.

Shirkaan jaraa’id oo uu qabtay xiriiriyaha arrimaha bani’aadannimo ee Soomaaliya Fillip Lasirini iyo madaxda hay’adda FAO ayaa lagu sheegay in 62% dadka gaajadu haysaa ay yihiin kuwa ku jira xeryaha barakaca, 27% yihiin kuwa miyiga ku nool halka 11% yihiin kuwa magaalooyinka ku nool, carruurta xaddiga nafaqa darradu hayso ayaa shirkaan jaraa’id lagu sheegay 218 kun oo carruur ah oo ka yar da’da shanta sano yihiin kuwo ay macluuli hayso, caruurtaan ayaa 43800 oo ka midi yihiin nafaqo darri ba’ani kuwo ay haysato

Warbixintu waxay sheegtay in dhibaatoyinkaan ay sababeen jidadka oo colaado ay xireen, roobabkii guga oo aan si hagaasan u di’in iyo qiimaha cuntada oo aan fadhiyin, goobaha ugu daran ayaa warbixintu ay ku sheegtay degmooyinka Waajid, Xudur, Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan degmooyin ka tirsan.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in dhulalka xoolo dhaqatadu ay deggan yihiin ee ku teedsan dhul xeebeedka Gobollada Dhexe iyo Puntland ay yihiin kuwo ay haystaan biyo la’aani, dhanka kale hay’adaha ayaa rajo ka muujiyey saadaasha xilli roobaadka guga ee soo socda inay ka di’i doonaan Soomaaliya.

Maxamed Xasan/FO

Previous Post

KISMAAYO: CUDURKA JADEECADA OO SOO RITAY IN KA BADAN 100 CARUUR AH

Next Post

Qoysas ka soo cararay shabeellaha hoose oo gaaray duleedka muqdisho

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Qoysas ka soo cararay shabeellaha hoose oo gaaray duleedka muqdisho

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo