Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

KISMAAYO: CUDURKA JADEECADA OO SOO RITAY IN KA BADAN 100 CARUUR AH

admin by admin
September 2, 2014
in Caafimaadka
0
KISMAAYO: CUDURKA JADEECADA OO SOO RITAY IN KA BADAN 100 CARUUR AH
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

In ka badan 100 carruur ah oo uu soo ritay cudurka jadeecada ayaa jiifa cisbitaalka guud ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, sida ay raadiyaha Ergo u sheegeen hawl- wadeennada caafimaadka.

Shan iyo tobankii maalmood ee la soo dhaafay maalin walba waxaan qaabileynay 10 carruur ah oo da’doodu ay ka yartahay 5 sano oo uu soo ridatay cudurka jadeecada, cisbitaalku malahan daawo fiican marka laga reebo kaalmaati, waxaa sidaa yiri Dr Axmed Maxamed Xuseen oo ka tirsan hawl-wadeennada cisbitaalka guud ee magaalada Kismaayo.

Wuxuu intaa raaciyey in cisbitaalka xilligan ay jiifaan in ka badan 100 carruur ah oo qaba jadeecada oo badan kood laga keenay gudaha magaalada in kastoo ay jiraan tiro kale oo laga keennay goobo ka baxsan magaalada kismaayo, DR Axmed ayaa sheegay in carruurta uu haleelay cudurkan aysan qaadan tallaalkii jadeecada taasoo sii adkaynaysa xaaladda.

Waxaa jira haween uur ah oo u ku dhacay cudurkan jadaceedda oo isbitaalka ku jira,waxaa sido kale ka dillaacay magaalada Kismaayo cudurka shubanka oo soo ritay carruur badan.

Maxamed Sahal/FO

Previous Post

Biyo-la’aan ka jirta degmooyinka gobolka Bari

Next Post

SOMALIYA: QARAMADDA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN 1 MILYAN OO QOF HAYSATO CUNTO YARAANI

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
SOMALIYA: QARAMADDA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN 1 MILYAN OO QOF HAYSATO CUNTO YARAANI

SOMALIYA: QARAMADDA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN 1 MILYAN OO QOF HAYSATO CUNTO YARAANI

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo