Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

MID KA MID AH BEERALLEYDA WARAABKA DEGMADA BAARDHEERE OO KA SHEEKEEYEY WAX SOOSAARKA BEERAHA

admin by admin
August 27, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
MID KA MID AH BEERALLEYDA WARAABKA DEGMADA BAARDHEERE OO KA SHEEKEEYEY WAX SOOSAARKA BEERAHA

A farmer watches over his failed farm/File Photo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Cabdilaahi Cali Xuseen(Goosaweyne) waa oday 60 sano jir, wuxuu ka mid yahay Beeralleyda Waraabka ee tuulada Helo-carmo oo Baardheere u jirta 40 km, waxaa muddo ka badan 40 sano ay nolashiisa ku tiirsaneyd wax soosaarka beeraha.

Waxaan tacabka beerta uga faa’idaystaa matoor ii saran webiga jiinkiisa oo aan ku waraabiyo dallagga aan beero, cabirka beertaydu waa 15 hiktar waxaa ka shaqeeya 15 ruux oo 5 ka mid ah ay yihiin qoyskeyga, ayadoo 10 kale ay yihiin dad aan shirko nahay oo aan wadaagno wixii dalag ah ee ka soo go,a beerta, sidaa waxaa yiri Cabdullaahi.

Wuxuu intaa ku daray inay abuuraan dallagyo ay ka mid yihiin basasha, Galleyda, Sisinta iyo noocyada kale geddisan ee Qudaarta, dalagga waxay u  iibgeyaan magaalada Muqdisho,way jiraan caqabado aan la kulanno sida Fatahaadaha uu sameeyo webiga Jubba iyo Bur-bur ku yimaada Kannaallada biyaha soo qaada oo khasaare noo gaysta, hadda ma jirto cid na caawisa, waxaa sidaa Ergo u sheegay Goosaweyne.

Xilligi dowladdii dhexe ee Soomaaliya ay jirtay waxaan heli jirnay tababarro, baldooska dhulka lagu banneeyo iyo waxyaabo kale balse hadda  ma jiraan.

Axmed Saalixi.FO

Previous Post

Daanyeerro iyo dad ku dagaallamay biyo deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo

Next Post

AFAR CARRUUR AH OO GAAJO UGU DHINTAY GURCEEL

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
AFAR CARRUUR AH OO GAAJO UGU DHINTAY GURCEEL

AFAR CARRUUR AH OO GAAJO UGU DHINTAY GURCEEL

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-OCT-2026

IDAACADDA 02-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-SEP-2026
September 28, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo