Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

AFAR CARRUUR AH OO GAAJO UGU DHINTAY GURCEEL

admin by admin
August 28, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
AFAR CARRUUR AH OO GAAJO UGU DHINTAY GURCEEL
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Afar carruur ah ayaa lagu soo warramayaa inay gaajo, harraad iyo nafaqo darro ugu geeriyoodeen tuulada Marodile oo 35 KM dhanka waqooyi ka xigta magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud, sida uu Ergo u sheegay Cabdirisaaq Mire oo ka mid ah dadka deegaanka.

Biyaha deegaanka laga cabbo waa kuwa ganacsi oo ay keenaan booyado fuustada qiimaheedu waa 120 kun oo shilin Soomaali ah oo aysan awoodin dadka reer miyiga ah iyo kuwa tuulada jooga, mararka qaarna lama helo, sidoo kale booyadaha waxaa aad ugu adag inay yimaadeen tuulada waayo waa bacaad oo gawaaridu kuma socon karaan, xooluhu iib maleh oo waa kuwo macaluulsan oo abaartu saameysey, xaaladdu meel halis ah ayey maraysaa sidaa waxaa yiri Cabdirisaaq.

Waxaa jira dad kale oo isugu jira carruur iyo dad waaweyn oo la jiifa xannuuno ay ka mid tahay nafaqo darrada mana jiro adeeg caafimaad oo ay helaan, wax gargaar ah oo soo gaaro maleh.carruurta geeriyootay ayaa da,adoodu ka yartay 5 sano.

Cabdrisaaq Mire ayaa intaa ku daary in xaaladda ay sii xumaynayso xoolaha oo aan beeclahayn macaluul awgeed,waxaan codsanaynaa gurmad bani’aadamnimo in nala soo gaarsiiyo waayo dadku waxay u dhimanayaan gaajo, harraad, nafaqo darro iyo cudurro ay sababeen abaarta iyo biyo la,aanta.

Maxamuud Cabdalle/FO

Previous Post

MID KA MID AH BEERALLEYDA WARAABKA DEGMADA BAARDHEERE OO KA SHEEKEEYEY WAX SOOSAARKA BEERAHA

Next Post

KISMAAYO: KAAMKA BARAKACA BARAAWE OO CODSANAYA ADEEG CAAFIMAAD

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
KISMAAYO: KAAMKA BARAKACA BARAAWE OO CODSANAYA ADEEG CAAFIMAAD

KISMAAYO: KAAMKA BARAKACA BARAAWE OO CODSANAYA ADEEG CAAFIMAAD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-OCT-2026

IDAACADDA 04-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo