Naafada Muqdisho oo ka cabanaya takoor
Naafada ku nool magaalada Muqdishu ayaa ka cabanaya mid takoor ay sheegeen inay kala kulmaan xafiisyada dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee dadka shaqalaysiista taasoo ay sheegay inay xadgub ku...
Read moreNaafada ku nool magaalada Muqdishu ayaa ka cabanaya mid takoor ay sheegeen inay kala kulmaan xafiisyada dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee dadka shaqalaysiista taasoo ay sheegay inay xadgub ku...
Read moreBulshada ku nool tuulada Wardheer oo 25 KM dhinaca galbeed kaga began magaalada Xin-galool ee gobolka Sanaag ayaa bilaabay dhaqaale ururin ay doonayaan in ay dib ugu dhistaan dugsiga hoose...
Read moreJaamac Xasan Aadan waa aabe dhalay 8 carruur ah, waana 46 jir, wuxuu ahaa darawal 15 sano mudo ku siman oouu isaga kala gooshayey Puntland iyo Somaliland, Bishii Abril ee...
Read moreBishii lasoo dhaafay ee November, waxaa degmada Xudur ee gobolka Bakool keliya dhiig bax ugu dhintey 10-haween ah xilliga dhalmada, iyadoo helitaanka caafimaadka ee degmada uu aad u liito, maaddaama...
Read moreBoqol iyo afar (104) rag ah oo isgu jira barakacayaal, kuwo ka soo noqday xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo danyaroo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ku biiray kallumaystada gobolka kadib...
Read moreHaweenka ku nool tuulada Saa-dhuumay oo 15 KM u jirta dhanka waqooyi degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaynaya dhibaato ka haysta xagga caafimaadka gaar ahaan xilliga dhalmada dumarka. Nadiifo...
Read moreCunista iyo ka ganacsiga cuntadda gudaha ka so baxda ayaa ku sii badanaya Hargeysa, markaad aragto wadooyinka ayaad arkaysaa dad doonaya keliya cuntooyinka gudaha ka soo baxa, iyadoo maqaaxiyaha hawshaan...
Read moreDaryeel waa urur dhalinyaro jaamiciyiin ah oo ka dhisan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya kana shaqeeya la talinta ardayda soo dhamaysatay dugsiyada sare iyo inay u raadiyaan wax barasho jaamacadeed, sidoo...
Read moreXarunta lagu xanaaneeyo dadka dhimirka la ee ku taala magaalada Baydhabo,waxaa haatan jiifta 45-ruux oo rag ah iyo 48-kale dumara, guriyaha lagu hayo oo isla xarunta Baydhabo ay ku xanaaneyso...
Read moreMaamulka waxbarashada ee xerada qaxootiga Al-kharaz ee dalka Yemen ayaa sheegay inay jiraan caqabado dhawr ah oo hoos u dhigay tayada waxbarsho ee iskuulada oo ay dhaqaalahooda bixiso hay’adda UNHCR....
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo