Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Naafada Muqdisho oo ka cabanaya takoor

admin by admin
December 15, 2014
in Arrimaha Bulshada
0
Naafada Muqdisho oo ka cabanaya takoor

Photo | Sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Naafada ku nool magaalada Muqdishu ayaa ka cabanaya mid takoor ay sheegeen inay kala kulmaan xafiisyada dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee dadka shaqalaysiista taasoo ay sheegay inay xadgub ku tahay xaqa ay leeyhiin.

Cabdullaahi Xuseen wuxuu ku naafoobay dagaalladii sokeeye ee ka dhacay dalka xilligi dowladdii dhexe wuxuu ahaa sarkaal ak tirsanaa wasaaraddii xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa, wuxuu Ergo u sheegay  in 4 sano ka hor uu codsi gaystay wasaradii oo ka shaqayn jiray, oo uu xirfad u leeyahay arrimaha maaraynta deegaanka, balse aan la tixgelin oo maalin walba wasiirka imaada uu keen dadka uu asago doonayo  wuxuuna sheegay in naafanimada uu kuwaayey shaqada.

Cabdullaahi wuxuu sheegay in marka ay xaqooda sheegtaan lagu dhaho dastuurka kuma qorna mana ku cadda barnaajika naafadu.

Cabdullaahi Xasan waa wiil curyaan ah oo dhawaan ka qalin jabiyey mid ka mid ah jamaacadaha Muqdishu mar uu la hadlay Raadiyaha Ergo ayuu yiri, waxaa dhacaday in mid ka mdi ah laamaha dawladda hoose ee magaalada Muqiddsho ay soo dhejisay shaqo kadibna aan qoranay barabwsal si aan uga qaybgalano barnaajimkan balsee markii aan xaruntii nimi ayaa waardiye noo so taagay lacago kun shilin ah taasoo micnaheedu yahay in aan nahay dad tuugsanaya laakiin aan shaqo doon ahayn, niyad jab ayeyna arrintaasi nagu keentay “

Wuxuu intaa ku daray inay shaqooyinka marka la soo dhejiya la yiraahdo dadka oo dhan baa u siman oo soo wada codsan kara laakiin marka runta loo tago way ka fanaan hay’adaha qaarkood inay shaqaalaysiiyaan ruux lixaadkiisu dhiman yahay,.

Cabdullaahi Salaad waa gudoomiyaha golaha naafada qaranka wuxuu Ergo u sheegay in shaqada oo kaliya aan lagu diidin dadka naafadaha balse wax walba lagu takooro sida siyaasadda, waxbarshada ka qaybgalka arrimaha bulshada iyo wixi la mid ah.

Waa in dowaladda ay sidan wax ka bedeshaa oo ay keentaa barnaamij siyaasadeed oo jaan go’an oo naafada  ay uga qaybgali karaan hawalaha dalka iyo dibu dhiskiisaba.

Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle

Previous Post

Dhalinyaro tahriibtay oo dib ugu soo noqotay wadanka, kana samaysay nolol

Next Post

CADAADO: CARRUUR NAFAQO DARRO HAYSO OO LAGU DAWYNAYO CISBITAALKA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
CADAADO: CARRUUR NAFAQO DARRO HAYSO OO LAGU DAWYNAYO CISBITAALKA

CADAADO: CARRUUR NAFAQO DARRO HAYSO OO LAGU DAWYNAYO CISBITAALKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-FEB-2026

IDAACADDA 13-FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-FEB-2026
February 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-FEB-2026
February 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-FEB-2026
February 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-FEB-2026
February 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09 -FEB-2026
February 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo