Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

DADKA HARGEYSA KU NOOL OO SOO FAHMAYA FAA’IIDADA AY LEEDAHAY CUNTADDA GUDAHA KA BAXDA

admin by admin
December 5, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
DADKA HARGEYSA KU NOOL OO SOO FAHMAYA FAA’IIDADA AY LEEDAHAY CUNTADDA GUDAHA KA BAXDA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Cunista iyo ka ganacsiga cuntadda gudaha ka so baxda ayaa ku sii badanaya Hargeysa, markaad aragto wadooyinka ayaad arkaysaa dad doonaya keliya cuntooyinka gudaha ka soo baxa, iyadoo maqaaxiyaha hawshaan qabtaana ay sii kordhayaan.

Maqaaxidda Gaafuun waxay ku taal bartamaha Hargeysa, waxayna aad mashquul ugu tahay iibinta cuntada haruurka iyo geleyda guddaha dalka ka soo baxda, Ibraahim Yuusuf Gaafuun waa mulkiilaha goobtaan wax laga cuno, wuxuu Ergo u sheegay.

“Waxaan iibin jiray baastada iyo bariiska dibadda laga keeno, anniguna waan cuni jiray, waxaan arkay inaysan nacfi badan lahayn, markaas ayaan go’aansaday inaan kariyo cuntadda gudaha sida Geleyda, haruurka, digirta laguna iidaamo caano iyo saliidda macasaradda”

Cuntadaan oo nacfi ahaan ka roon tan kale ee dibadda laga keeno ayaa haddana ay tahay mid ka qiimo jaban, waxaa la iibiya saxanka geleyda ama haruurka 3000 oo shillinka Somaliland ah, halka raashinka baastadda iyo bariiska laga keeno dibadda la iibiyo lacag ka badan 7 kun.

Gafun ayaa sheegay in dadku ay aad uga cabanayeen cuduro ay ka mid yihiin calool fadhi iyo baaba sir ayey dadku isla ogaadeen caafimaadka dheef shiid ee ay leedahay cuntada buushaha leh.

Dr. Siciid Sheikh Maxamed waa takhtar xilligaasna wuxuu ku sugnaa goobta wuxuuna Ergo u sheegay “Cuntadda dalka ka soo baxda way nacfi badan tahay cuntooyinka banaanka laga soo dhoofiyey, dadkuna weli si wanaagsan uma fahmin, cuntadda buushaha leh fibar ayaa ku jira xoojinaya qofka tamartiisa iyo lafihiisa.”

Dhaqan ahaan Soomaalida miyiga ku nool ayaa cunta haruurka buushaha leh xilliga qofku jabo, taasoo ay uga markhaati kaceen inay kobciso lafaha qofka, Dr. Siciid ayaa sheegay in cuntooyinkaan buushaha leh ay dadka ka caawiyaan calool fadhiga iyo tamar daradda, isagoona intaas ku daray in bulshadu cunto bur iyo bariis cad oo laga keeno wadamadda aasiya runtii nacfigooduna aad u liidato, cuntadaas oo qayb ka ah tan kordhisay xaddiga nafqa darrida ka dhex jirta bulshadda, wuxuuna kula taliyey dadka inay badsadaan isticmaalka cuntadda beeraha wadanka ka soo baxday si loola dagaalamo nafaqa daridda iyo cuduradda kale ee laga qaado cunto aan miisaanayn.

Cumar Serbiya

Previous Post

URUR DHALINYARO JAMACADAHA KA SOO BAXAY OO ISU TAAGAY TACLIIN INAY U RAADIYAAN ARDAYDA SABOOLKA AH

Next Post

WAREYSI: XAALADDA CAAFIMAAD EE XILLIGA DHALMADA HAWEENKA TUULADA SAA-DHUUMAY

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
WAREYSI: XAALADDA CAAFIMAAD EE XILLIGA DHALMADA HAWEENKA TUULADA SAA-DHUUMAY

WAREYSI: XAALADDA CAAFIMAAD EE XILLIGA DHALMADA HAWEENKA TUULADA SAA-DHUUMAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 03-OCT-2026

IDAACADDA 03-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 03-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo