Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

10 HAWEEN AH OO DHIIG-BAX UGU DHINTAY XUDUR

admin by admin
December 10, 2014
in Caafimaadka
0
10 HAWEEN AH OO DHIIG-BAX UGU DHINTAY XUDUR

Photo | Hooyooyin carruurtooda nafaqo darro ay heyso kula jira isbitaalka Baydhabo/Kaydka sawir/Muxyadiin Xasan

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Bishii lasoo dhaafay ee November, waxaa degmada Xudur ee gobolka Bakool keliya dhiig bax ugu dhintey 10-haween ah xilliga dhalmada, iyadoo helitaanka caafimaadka ee degmada uu aad u liito, maaddaama isbitaalkii weynaa ee ay ku tiirsanaayeen degmooyinka gobolka uu ku burburay colaadihii dhacay. Sida ay Ergo u sheegtay Faadumo Samow Cali oo ka howlgasha MCHka Xudur.

Faadumo ayaa sheegtay in MCH-yo yar oo degmada ku yaalla aysan wax ka qaban karin xaaladaha lasoo gudboonaada haweenka dhalaya, sidoo kalena aysan joogin shaqaale caafimaad oo arrintaas u tababaran.

Anbiyo Axmed Maxamed oo ku nool Xudur, gabar ay walaalo ahaayeen ayaa toddobaadyo kahor ugu dhimatey dhiig bax markii ay u baahatey qaliin deg deg ah oo magaalada xudurna laga heli karin. Anbiyo oo weli xaaladdaas ka murugeysan ayaa Ergo u sheegtay.

“Walaashey caawinaad la`aan ayay u dhimatay, MCHka haddaan geynay qof qalliin ku sameeyo ayaa la waayay, diyaarad joogto loo helo malaha, haddii la helana lacag lagu raaco lama awoodo,” ayay tiri.

Maxamed Macallin oo ah guddoomiyaha degmada Xudur ee maamulka dowladda Soomaaliya ayaa Ergo u sheegay inay dhab tahay dhibaatada caafimaad ee ka taagan Xudur, balse ay maamul ahaan waxba ka qaban Karin, maaddaada gobolku ay kala go`doomiyeen colaado jira.

Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay hay`adaha QM iyo dowladda Soomaaliya inay xil iska saaraan sidii haweenka Bakool looga haqab tiri lahaa dhanka caafimaadka oo hooyada iyo dhallaanka la badbaadin lahaa.

Muxudiin Xasan Maxamed/FM

Previous Post

Kismaayo: 104 oo barakacayaal ah oo ku biiraya kalluumaysatada

Next Post

Qoysas barakacayaal ah oo dab khasaaro u geystey hoygoodii

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Qoysas barakacayaal ah oo dab khasaaro u geystey hoygoodii

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-MAR-2026

IDAACADDA 13-MAR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-MAR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAR-2026
March 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAR-2026
March 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAR-2026
March 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAR-2026
March 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-MAR-2026
March 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo