Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Qiimaha xoolaha ee sayladaha Soomaaliya

Radio Ergo by Radio Ergo
May 10, 2017
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSayladda Burco
Dhulku weli roobab ayaa ka da’aya, dhammaan qaybaha waddankana waxaa lagu soo warramayaa inay ku jiraan xilli aad u barwaaqo ah, xooluhuna hadda tayadoodu way wanaagsantahay, sayladda Burco saaka waxay tahay mid camiran shirkado badan oo xoolaha dhoofiya ayaana ku jira, shirkadaha Deero Group, Aljaabiri, Ali Nabadid iyo kuwo yar yar oo badan ayaa si isku mid ah u iibsanaya xoolaha siduu sheegay Maxamuud Cabdullaahi Xasan oo ka tirsan ganacsatadda xoolaha ku iibisa sayladda Burco.

Ariga dhoofka ah
Muunadda 1aad 87 dollar
Muunadda 2aad 80 dollar

Ariga qalliinka gudaha
Muunadda 1aad 90 dollar
Muunadda 2aad 80 dollar
Sayladda ayaa ah mid xooluhu ku yar yihiin, keliyana ay ka yimaadaan gobolka Togdheer iyo tuulooyinkiisa, iyadoo ay jiraan shirkado badan oo xoolo doon ah una diyaarsan inay dhoofiyaan xoolaha,

Muqdisho iyo gobollada ku hareeraysan

Haddii aan ku horeeyo suuqyada magaalada Muqdisho suuqa Ceelxirka-dheere oo ku yaalla degmada Kaaraan waa suuqa ugu wayn ee lagu iibiyo Geela Lo`da iyo Ariga, waxaana qaar kamida dullaaliinta ay u sheegeen raadiuo Ergo in xilligan neefka geela uu birimada uu yahay 25 ilaa 26 milyan oo sh so, neefka labaad ee suguntada ayaa la iibinayaa 18 milyan ilaa 17 milyan oo sh so, Aadan Cumar Odoxow uu kamida dullaaliinta suuqa ayaa sidaasi u sheegay Ergo.

Aadan ayaa sidoo kale wuxuu taafaasiil ka bixiyay qiimaha lo`da iyo ariga waxa uuna sheegay in neefka birimada la iibinayo 12 milyan  heerka labaad ay tahay 10 milyan iyadoo neefka birimada arigana uu suuqa Muqdisho uu kayahay 3milyan .
Suuqyada xoolaha gobolka Shabeellada Dhexe waa caadi waxaana qaar kamida dullaaliinta ay u sheegeen raadiyo Ergo in neefka birimada ah la iibinayo 25 ilaa 24 milyan manajirto wax isbedel ah oo suuqa uu sameeyay.

Waxaa isbeddel xoogaa ah laga dareemayaa suuqa degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose gaar ahaanna geela, midkamida dullaaliinta suuqqa oo lagu magacaabo Cusmaan Cabdi Cayntaay  ayaa sheegay in geel badan uu suuqa soo gaaray taasina ay keentay in hoos u dhac uu yimaado neefka geela ee todobaadkii hore lagaday 30 milyan hadda lagadayo 25 milyan sida uu u sheegay Cusmaan .

Ariga yaa caadi ka ah suuqa Afgooye birimada waa 2,800 ilaa 3 milyan waxaana sidaasi u sheegay Ergo Xuseen Aadan  waxa uuna hoosta ka xariiqay in isbedelka caadi yahay.

Gobollada Gedo, Bay iyo J/dhexe oo hoos u dhac uu ku yimid
@
Weli waxaanan wax badan iska beddelin qiimaha lakala siisto xoolaha ee suuqyada ganacsiga ee ku kala yaalla Gobollada Gedo, Bay iyo J/Dhexe oo ay ku yaalaan Suuqyo xaga iibka xoolaha nool.
@
Aden Cabdi Axmed waxaa uu ka mid yahay dulaaleyda ka howlgasha suuqa xoolaha Baardheere waxaana uu iiga warbixyey qiimaha lagu kala gadanayo noocyada xoolaha,isagoona sheegay neefka Geella ee Birimada ah in uu maanta marayey lacag dhan 20- 19 milyan oo shilinka Soomaaliga ah,halka Qurbacdana ay ka hooseeyaan ilaa 8 milyan oo sh.So.

Sidoo kale Ganacsade C/qaadir Aftooje oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee degmada Diinsoor waxaana uu iiga warbixiyey sida maanta uu yahay dhaqdhaqaaqa ganacsiga suuqa xoolaha ee degmada Diinsoor iyo halka ay wax marayaan.isagoo sheegayna geela iyo ariga in qiimahoodu uusan wax iska bedelin tan todobaadkii hore.
Geela
Muunadda 1aad 20 milyan
Muunadda 2aad 19 milyan

Ariga
Muunadda 1aad 1500,000 Sh. So

Deegaannada kale ee aan la xariirney si aan wax uga ogaanno qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ayaa waxaa ka mid ah Deegaanka Salagle oo ka tirsan Gobolka J/dhexe, halkaasi oo uu ku yaallo suuq ballaaran oo lagu kala gato noocyada xoolaha nool, sida uu sharaxayo Weli Aden oo ka mid ah Dulaaleyda Degmada Salagle.
Ariga muunadda 1aad 1600,000
muunadda 2ad 1400,000

MH/FM/OS/SY/AA

Previous Post

XOOLO KU DHINTAY SUN BEERALLEY ISTICMAASHAY

Next Post

CARRUUR CUDURKA DABEYSHA UGU GEERIYOODAY MUQDISHO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 3, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

CARRUUR CUDURKA DABEYSHA UGU GEERIYOODAY MUQDISHO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-JUN-2026

IDAACADDA 19-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-JUN-2026
June 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUN-2026
June 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUN-2026
June 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JUN-2026
June 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo