Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

XOOLO KU DHINTAY SUN BEERALLEY ISTICMAASHAY

Radio Ergo by Radio Ergo
May 2, 2017
in Cunto-Yaraanta
0
ISBITAAL LAGA FURAY CEELWAAQ
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

In ku dhow 10 faras ah  oo kamid ah kuwa ku nool dooxooyinka Nuugeelada ee ku dhow Garowe  ayaa 24kii saac  ee lasoo dhaafay u baqtiyay waxyeello kasoo gaartay sunta  beeraha lagu buufiyo.

Fangase Yasiin Cali oo kamid ah dadka leh fardahaas ayaa sheegay inay beeraha ku buufiyeen sunta beeraha ee agan oo ay ku qoran yihiin nambarrada 90-7. Taasoo uu sheegay inay tahay mid khatar ku ah xayawaanka iyo cayayanka beeraha gala.

Wuxuna sheegay in isaga beer uu leyahay horay ay ugu dhinteen xayawanno badan kuwaasoo uu sheegay in kala dagaallami jirin so galitaanka beertooda.

Wasiirka beeraha iyo waraabka Puntland Eng Maxamud Xaaji Saalax Biriishkalo ayaa sheegay in beeralleyda Puntland isticmaalaan sun khatar ah oo shu-shuub ah, wuxuna sheegay inay jiraan dad iyo duunyo u geeriyodeey.

“Sunta la keeno beeraheenna waa mid khatar ku ah deegaanka, dadka iyo duunyada waxaana haynaa xaqiiqda ah in suntaasi ay dad beeralley ah u geeriyodeen, kadib markii ay beeraha ku buufiyeen duunyo badanna ay ku dhimatay haddii aysan aqoon sunta ma ahan in ay isticmaalaan”

Wasiirka beeraha Puntland ayaa sheegay in ay beeralleyda arrimahaas ugu digayan haddii kale ay dhibaato badan keeni doonto. Wuxuuna sheegay in wasaaraddu go’aan cad  iyo xeer k aqaadan doonto sunta taas oo beeralleyda lagula xisaabtami doono.

Dadka arrimaha beeraha ku xeel dheer ayaa walaac ka mujiyay arrimaha sunta beeralleydu ay beeraha ku buufiyaan in ay saamayn dambe keeni doonto, waxaana horay jirtay in deegaannada nugaaleed ay caan ku ahayd xayawannada quruxda badan, laakiin hadda ay kasii dabar go’ayaan.

Arrimahaan ayaa iyana kicisay doodaha u dhexeeya beeralleyda iyo xoolo dhaqatada oo iyagu ku dooda in dhulka daaqsinta aan marna beero laga dhigin, ayna tahay waxyaabahay ka digayeen.
MH/FM

Previous Post

Waraysi aan la yeelanay madaxa hawl galka hay’adda laanqayrta cas ee ICRC ee Puntland

Next Post

Qiimaha xoolaha ee sayladaha Soomaaliya

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Qiimaha xoolaha ee sayladaha Soomaaliya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo