Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Tuulooyin ku yaal gobolka Bari oo colaado ka jira ay saameeyeen waxbarashadii

Radio Ergo by Radio Ergo
July 6, 2015
in Arrimaha Bulshada
0
Tuulooyin ku yaal gobolka Bari oo colaado ka jira ay saameeyeen waxbarashadii

Photo | Sawir/Cabdiraxmaan/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Collaado ku salaysan qabiil oo ka dhacayey gobolka Bari lixdii sano ee ina dhaaftay ayaa ragaadiyey adeegyadda asaasiga ah ee deegannada qaarkood siiba wax barashada tuulooyinka oo awelba iska liitay.
Collaadahaas isku xiliga ahaa qaybo waxay ka socdeen bariga shishe eegobolka iyo bartamaha Kobdhexaad iyo Ufayn oo ka tirsan degmada Boosaaso, mid kale oo ay isku sifo yihiina waxay ka socotay Rako iyo inta u dhexaysa Xumbays oo ah qaybta koonfureed ee gobolka kana tirsan degmada Qardho. Bahda waxbarashadda ee meelaha collaadu ka dhacday waxay sheegeen in arday tiro badani colaaduhu ku khasbeen inay ka tagaan goobihii waxbarashada.

Cabdilaahi Xuseen Maxamuud oo ah macalin wax ka dhiga dugsiga hoose Dhexe ee Kodmo ayaa Ergo u sheegay, “Dugsiga hoose iyo dhexe ee Kodmo ee Xumbays keligiis waxaa tegey 79 arday, 224 arday ayaa dhiganayey sanadkii 2011, halka ay ku soo hareen 2013-kii tiro dhan 183, ardaydaan ayaa aaday miyiga, si ay uga nabad galaan colaadaha ku salaysan qabiilka.

Cali Maxamed Xirsi oo ah arday waxa ka baranayey dugsiga hoose Dhexe ee Duudhooyo oo ah tuulo u dhow Xumbays, ayaa Ergo u sheegay inuu markuu dagaalku dhacay u wareegey iskuul ku  yaal tuulo kale oo la dhaho Xiriiro sanadkii 2011, markii dagaalkii sii socdayna iskuulkii kalena ku colaadii.

Maamule kuxigeenka dugsiga hoose Dhexe ee Kodmo Daahir Xuseen ayaa Ergo u sheegay in dugsigii Qodax la ee deegaanka ku yaalay ayna dhiganayeen 54 arday u xirmay colaadaha jiray mudadaan, kadib markii ardayda oo kasoo kala jeeday beelaha dagalamayaa u kala carareen deegaanaday kala deganayeen.

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Rako  Maymuun Cabdullaahi waxay sheegtay in agoon tiro badan oo aan waxbarasho haysan ay joogaan deegaanka, ayna deegaanku ka mid yahay meelahay colaadaha qabaa’ilku sameeyeen,  iyadoo u jeedisay dowladda iyo hay’adaha samafalka in ay adeegyo waxbarasho iyo kuwa caafimaad deeganada collaaduhu ka dheceen ay gaariisayaan, dhanka kalena odayaasha iyo wax garadka ugu baaqday in collaadda la joojiyo si dib loogu dhiso hanaankii waxbarasho ee deegaanka.

Cabdiraxmaan Xaaji

Previous Post

Markab sida 3500 oo qof oo ka soo cararay dagaalada Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Next Post

Xeryo ka saarista dadka barakacay: sii barakicinta oo u nugleysay ku tiirsanaanta gargaarka

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xeryo ka saarista dadka barakacay: sii barakicinta oo u nugleysay ku tiirsanaanta gargaarka

Xeryo ka saarista dadka barakacay: sii barakicinta oo u nugleysay ku tiirsanaanta gargaarka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo