Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Markab sida 3500 oo qof oo ka soo cararay dagaalada Yemen oo soo gaaray Boosaaso

admin by admin
July 6, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Markab sida 3500 oo qof oo ka soo cararay dagaalada Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Photo | Sawir/Kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Tiradii ugu badnayd ee dad qaxooti ah oo ka soo cararay dagaaladda Yemen ayaa soo gaaray Boosaaso maalintii khamiista ahayd ee 2 July 2015, siduu Ergo u sheegay Cabdilaahi Xaashi Qoobdeero  oo ah wasiir ku xigeenka arrimaha guddaha ee Puntland ahna madaxa guddiga taakulaynta dadka ka soo noqonaya Yemen.

“2 bisha July markab la yiraahdo Nawaal ayaa ku soo xirtay Boosaaso, oo sida 3500 oo qof, dadkaan oo u badan dumar iyo carruur, annagoo geynay xarunta loogu tala galay in lagu nasiyo.”

Saraakiisha caafimadka ayaa sheegay inay jiraan dad qaba dhaawacyo, Dr Cabdiraxmaan Cali Cabdiraxmaan oo ah hawl wadeennada caafimaad ee dadkaan soo noqonaya daaweynaya ayaa Ergo u sheegay, “Dadka markabkaan saaran diif badan ayaa ka muuqata, tamar darro ayaa jirta, afar qof oo lugaha iyo gacmaha ka dhaawacan ayaa ku jira oo ku dhaawacmay dagaallada Yemen ka socda, waxaana ugu daran wiil labada lugood ka bur bursan, lix qof oo shubmaya ayaa iyana aan ka soo dejinay.”

Ayaan Cabdi oo  ah hooyo dhashay shan carruur ah kana  mid ahayd dadkii la socday markabka ayaa Ergo u sheegtay in wiil ay dhashay uu kaga dhintay 23 Juun 2015 markii madfac ku dhacay xaafadda Basaatiin ee Cadan  oo ay deganaayeen, markabkaanna ay ka soo raaceen dekedda Mukulla.

Xaliimo Yoonis oo iyana ahayd hooyo kale oo ka mid ahayd dadka yimid ayaa sheegtay inay  muddo labatan beri ah qabto dhaawac ka soo gaaray dhinaca oo firir madfac kaga dhacay.

Wasiir Qoobdeero ayaa Ergo u sheegay xarunta dadka lagu nasiyo ay 50 qof oo dadkii hore u yimid ku sii harsan yihiin kuwaasoo iyana sabtida ay u ambabixinayaan meelahay ka yimaadeen, ayna hadda gudigu bilaabeen diwaan gelinta goobahay doonayaan dadkaani inay u safraan.

Faadumo Taxadar

Previous Post

Bulshadda Buuhoodle oo afartii sano ee la soo dhaafay 2 milyan oo dollar kaga baxday tahriibka

Next Post

Tuulooyin ku yaal gobolka Bari oo colaado ka jira ay saameeyeen waxbarashadii

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Tuulooyin ku yaal gobolka Bari oo colaado ka jira ay saameeyeen waxbarashadii

Tuulooyin ku yaal gobolka Bari oo colaado ka jira ay saameeyeen waxbarashadii

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 29-MAY-2026

IDAACADDA 29-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 29-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-MAY-2026
May 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-MAY-2026
May 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-MAY-2026
May 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-MAY-2026
May 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo