Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

CABASHADA NAAFADA BAYDHABO

Radio Ergo by Radio Ergo
October 22, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Qaar ka mid ah naafada cabanaya/Sawir/Muxyaddiin Xusni

Boqollaal naafo ah oo ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa ka cabanaya saboolnimo iyo dayacnaan baahsan oo halis gelinaysa naftooda.

Xuseen Xasan Mursal oo madax ka ah urur la yiraa Alla Magan oo ay ku mideysan yihiin dadka naafada ah ayaa sheegay in naafada Baydhabo ku nool ay yihiin kuwo dayacan oo la deyriyay labaatankii sanno ee colaadaha.

Dad ka badan toddobo boqol qof oo naafo ah ayuu Xuseen sheegay inay ku nool yihiin magaalada Baydhabo. Kahor inta aysan lixaad waayin, dadkaas badidood waxa ay ahaayeen beeraley iyo xoolo dhaqato.

“Qofna nama doonayo. Dowlad iyo maamul inna rabtaa ma laha. Xitaa qaarkeen, ehelkooda baa cidleeyay,” ayuu raadiyo Ergo u sheegay Xuseen.

Mukhtar Cali Ishaaq oo ka mid ah dadka naafada ah ee magaalada Baydhabo ayaa codsaday in lagu caawiyo xarumo ay ku kulmaan, xirfadana ku bartaan. Mukhtaar wuxuu sheegay in dadka naafada ah u baahan yihiin in loo abuuro tababarro xirfado ay ku shaqeystaan sida farshaxanka, harqaanka, cilad bixinta qalabyada eletronikada iyo is-qurxinta haweenka oo ay sheegeen in ay u baahan yihiin haweenka nafaada ah iyo xaasaska ragga naafada ah.

Xirfadaha noocaas ah ayuu sheegay in ay dadka naafada ah ka caawin karaan in ay ku shaqeystaan oo ay nolol maalmeedkooda ka dabartaan, isla markaasna uga bixi karaan ciilka iyo isla hadlidda.

Muxiddiin Xusni/ MR/MRS

Previous Post

SHIR KOR LOOGU QAADAYO WAX U QABASHADA DUGSIGA INDHOOLAYAASHA EE ALBASAR OO GAROWE KA DHACAY

Next Post

HAWEENKA PUNTLAND OO KA CABSI QABA IN AY WAAYAAN KURAASTA BAARLAMAANKA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

HAWEENKA PUNTLAND OO KA CABSI QABA IN AY WAAYAAN KURAASTA BAARLAMAANKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo