Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

BUUG: DHAAWACYADA QARSOON EE DALLKEENA

Radio Ergo by Radio Ergo
October 1, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Dhalinyaro tahriib ah oo ku nasanaya geed hoostiis gudaha Musambiig/kayd/sawir/Faarax Dubad

Waa buug ay dhowaan daabacday Ikraan Yaasiin Nuur oo ku nool magaalada Hargeysa. Ikraan waa sadex iyo labaatan sano jir ku nool magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafadda jigjiga-yar. Waxay qortay buug ay u bixisay dhaawacyada  qarsoon ee  dalkeenna.

Ikraan waxay kasoo qalin jabisay jaamacadda ku Hope Universty oo u  taal  magaalada Hargeysa qaybteeda computer seyniska, balse nasiib darro ma aan helin wax shaqo ah marka laga reebo inaay carruur la daris ah guryagooda ugu dhigto xilliga habeenkii ah hal xiso oo ah  luqadda Ingiriiska, mushaar ahaanna u  qaadato lacag dhan  50 dollar.

Waxay waxbarashadeed dugsiga hoose, Dhexe iyo midka sareba ku soo qaadata gobalka Togdheere ee magaalada Burco. Waxaa laga keenay gobolkaas  iyadoo toddoba sano jir ah   sanadku markuu ahaa 1997. Sannaddii 2012ka ayay jaamacadda ka qalin jebisay. Ikraan aabbaheed waxaa lagu dilay Xamar 1989  oo uu xilligaa macallin ka ahaa. Hooyadeed waxaa dumaalay adeerkeed oo kafaala-qaaday dhaqaaleeynta iyo waxbarashadeeda,  balse muddo kadib tahriibay.

Gabadhan waxaa walaalo la ahaa laba gabdhood oo uu abaheed uu dhalay iyo wiil  hooyadeed dhashay oo ka weyn, sidaa ayeyna ugu bilaabatay inaay wada noolaadan waxayna noqotay qofka   ugu yar reerka. Ikraan  waxaa waxbarashada ka kafaalaqaaday adeerkaeed ilaa iyo dugsiga Dhexe, hase ahaatee markii uu adeerkeed iska tahriibay ee uu waddanka ka tagay ayaa mid ka mid ah gabdhihii la dhashay oo Kanada ku nooleyd baa reerka biil u soo diri jirtay.

Mudo ka dib ikraan walaasheed wey guursatay waxayna yeelatay laba carruur ah, taasoo dhib ku noqotay ineys ii waddao biilkii reerka. Ikraan waxaa ku soo  furmay mashaakilkii nolosha, waxayna Ikraan la tacaashay waxbarashadeedii jaamacadeed wayna ku mintidday ilaa ay ka dhameysatay. Markaas ka dib, waxay diyaarisay oo qortay buug ay u bixisay Dhaawacyada  qarsoon ee dallkeena, waxuuna buuggu ka kooban afar cutub cuutub waxanana weydiiyay sababaha ay buugan u qortay

Ma fariisan Ikraan markii ay shaqo la`aanta qabsatay jaamacadiina dhameysay, waxayna raadisay sidii ay hore ugu sii wadan lahayd waxbarasho. Ikraan waxay heshay waxbarasho kale ee jaamacadeed oo lacag la`aan ah, gaar ahaan dhinaca sharciga.

Si kastaba ha ahaatee waddankan waxaa ku badan ardada waxbaratay balse fursadaha shaqo ayaa ah kuwa aad u kooban, waxaana ka mid ah erayada aan hoosta ka xarriiqi karo ee ku jira buugga Ikraan: Waa guul wixii niyadeyda ku jiray,  heehabayay qalbigeyga haddeey gacmaheyga soo bandhigeen.

Waxay kaloo sheegtay Ikraan iney buuggan ku qortay muddo kooban oo ah laba bilood oo keliya, waxayna kaloo  oo ay sheegtay iney hayso laba buug oo kale oo ka hadlaya arrimaha jacaylka, hase ahaatee ayan u hayn kharash ay ku daabacdo, hase ahaatee ay niyad u hayso iney mar uun daabici doonto.

Maryan Cabdi/MRS

Previous Post

XARUN CARRUURTA DAYACAN LOOGA FURAY MUQDISHO

Next Post

DABAR GO’A UGAARTA GOBOLKA JUBADA HOOSE

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
NABAAD GUURKA MUDUG WUXUU MARAYAA QAYLO- DHAAN

DABAR GO'A UGAARTA GOBOLKA JUBADA HOOSE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo