Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Barakacayaasha mustaqbal ee Gaalkacayo oo sheeganaya hoy xumi xilli roobaadka

Radio Ergo by Radio Ergo
October 25, 2013
in Wararkii u Danbeeyay
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIyadoo Gaalkacyo ay kada ‘een roobab lagu diirsaday ayaa barakacayasha ku nool xerada Mustaqbal oo dhinaca bari ee magaalada Gaalkacayo waxay ka cabanayaan baahiyo kala duwan dhinaca nadaafad xumida, saxadda oo aysan xeradu lahayn musqullo ay isticmaalaan oo ka kooban labo suuli kaliya iyagoo sheegay inay goobtaas kunool yihiin ilaa 250 qoys oo barakacayaal ah. Waxaana intaas u dheer  roobabkii ka da’ay magaalada oo reebay biyo wasaqaysan taas oo ay sheeganayaan in xiligii roobku da’ayey uu roobku uu ka qooyey wixii raashin ah iyagoo qaarkood dumeen.

Weriyaha Ergo ee Gaalkacayo oo  booqdey kaamka ayaa wuxuu sheegay inay halkas ka muuqday dhooqadii roobku reebay, iyo qashinkii kale oo is dhex daadsan,  guryaha cooshadaha ka samaysan oo hawanaya dadkii degganaana ay kuwo kale dulsaar ku noqdeen markii ay ku xumaatay saxadii.

Xaliimo Caynab Maxamed oo ah hooyo waayeel ah isla markaasna xubin kah guddiga kaamka Mustaqbal  ayaa Ergo u sheegtay inay jiraan baahiyo isbiirsaday oo ay qabaan barakacashisi , “ Roobkii waa naqaaday anigaas waa layga soo dhexjiiday, hooy mahaysano, cooshadiina roobkaa gadiyey, wixi yaalayna waa qoyeen” Asli Diiriye ayaa iyana Ergo u sheegtay inay bacihii kadhamadeen, laguna jiro xiligii roobka kii hada da’ayna uu daad ahaan uqaaday. “hooy mahaysano, musqulo mahaysano oo waa xirmeen   waxan codsanaynaa in nala caawiyo”

Sacdiya Isaaq Aaden  oo haysata 8 ilmood oo  midi curyaanyahay iyadoo lahadlaysay Ergo ayey sheegtay in aaabaha dhalay carruurtaasi uu yahay nin curyaanaha isla markaasna ay hooyadasi kashaqeyso qashinka oo ay xaafadaha kaqaado isla markaasna xoogaaga ay kahesho ku biisho qoyskaas kakooban 10 qof oo odeyga reerka iyo midkamida carruurtu yihiin curyaan.

“Anigu waxan haystaa 8 Carruura oo midi curyaan yahay odayguna waa curyaan ,xalay oo dhan biyihii roobka ayaan dhuraynay teendho mahaysanno, bacna mahaysanno markii roob yimado biyaa nala taga, nadaafaduna waa xun tahay mararka qaar banaankaan ku saxaroona ,ilamuhuna waa naga qandhan yihiin waxana mahaysano”

Canab Shire oo iyana ka mida guddiga xerada Mustaqbal ayaa Ergo u sheegtay inay 250 qoys inka badan ay wadaagaan isticmaalka laba musqulood oo kaliya, “roobka Allah baa noo keenay lakiin daad baa naqaaday oo dad badan oo aan lahayn meel ay kajirsadaanbaa jira”

Asli Abukar oo ka mid ah barakacayaasha ayaa iyana Ergo u sheegtay inay ku nool yihiin cooshado markii roob yimaado darrooraya oo aan roobka kacelineyn, “markii roob yimaado waxa naqaadaya daad iyo darroor, xilliga uusan roob jirinna qoraxda kaama celinayo”

Dr. Maxamed Xuseen Aden Agaasimaha isbitaalka Jaamacadda Gaalkacyo ayaa Ergo u sheegay inay muhiim tahay in xiligan oo kale dadku ku dadaalaan nadaafada si looga hortago cudurro faafa, dhibaatada marka biyaha roobku ay fariistaan magaalada waxa ka dhalan kara caafimaad darro, gaar ahaan goobaha aysan saxadoodu wanaagsanayn sida xeryaha barakacayaasha, waxaynu ognahay xilligaan oo kale waa inaynu iska ilaalina wax yaalaha inoo keeni kara nadaafad xumada, faraha oo layskaga dhaqo dabas, ama saabuun, iyo inaynu cuntada ilaalinno nadaafaddeeda, sidoo kale qashinka iyo wasakhda kale ku dadaalno inaan aasno ama iska fogayn, ayaa ah waxyaalaha dadku qabsan karaan”

Burhan Maxamed Cabdi/MH/MRS

Previous Post

ROOBAB MAHIIGAAN AH OO DHIBAATO U GEYSTAY DEEGAANKA CEEL-HUUR

Next Post

Xeryaha barakacayaasha ee Jowle oo lagu xiray leyrar qorraxda ku shaqeeya

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 16, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Xeryaha barakacayaasha ee Jowle oo lagu xiray leyrar qorraxda ku shaqeeya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-MAY-2026

IDAACADDA 23-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo