Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

MADBACAD CUSUB OO LAGA HIRGELIYAY MAGAALADA KISMAAYO

Radio Ergo by Radio Ergo
July 24, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
MADBACAD CUSUB OO LAGA HIRGELIYAY MAGAALADA KISMAAYO

Photo | Madbacadda Kismaayo Jet/Sawir/Khadar Maxamuud

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Madbacadda Kismaayo Jet/Sawir/Khadar Maxamuud

Ganacsato Soomaaliyeed ayaa madbacad cusub oo loogu magac daray Kismaayojet ka hirgeliyay magaalada Kismaayo, iyadoo dadka ku nool gobollada Jubbooyinka u qaban doonta adeegyada ay u baahan yihiin, maaddaama aysan hore madbacad ugu oollin halkaas.

Adeegyada ay qaban doonto madabacaddaan cusub ayaa waxaa ka mid ah, daabicista qoraallada, boorarka waaweyn ee ganacsiga, sameynta Shahaadooyinka, kaararka aqoonsiga, sameynta taarikada baabuurta iyo adeegyo kale, sida uu Ergo u sheegay  Cabdisamad Cali-xaashi Geele oo ah guddoomiyaha madbacaddaan.

“Dadku markii hore ma aysan heysan meel ay qoraalladooda ku keydsadaan, gawaarida Kismaayo ma aysan lahayn taariko, hadduu gaarigu shil galo ma laha meel loo raaco, taasna keliya daabacaadda ma aha shaqadeenna ee xitaa dhanka ammaanka ayaan gacan ka geysan doonnaa.”

Dadweynaha Kismaayo ayaa soo dhoweeyay furitaanka madbacaddaan, mid ka mid ah dadka deegaanka oo aan magaciisa sheegin ayaa Ergo u sheegay in  markii hore haddii ay u baahdaan adeegyada daabacaadda ay u doonan jireen magaalada Muqdisho iyo dalal dibadda ah.

Dhanka kale madbacaddaan ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro badan oo shaqo la`aan ahaa, sida uu mar kale sheegay guddoomiyaha madbacadda Cabdisamad. “Dhalinyarada haddii shaqo loo abuuro nolol bey helayaan, waxaana laga yaabaa inay ka horistaagto taas inay ku biiraan falalka xun xun sida dhaca iyo dilalka oo inta badan ay dhalinyaradu ku qasabto shaqo la`aanta” Ayuu yiri Cabdisamad.

Khadar Maxamuud Xareed/FM/AM

Previous Post

AMNI DARRADA MUQDISHO OO SOO KORDHEYSA

Next Post

BARAKACAYAASHII MUQDISHO OO KA GUURAYA GUDAHA MAGAALADA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

BARAKACAYAASHII MUQDISHO OO KA GUURAYA GUDAHA MAGAALADA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo