Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

NAAFADA KISMAAYO OO DHIBAATOOYIN HAYSTAAN

Radio Ergo by Radio Ergo
March 15, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
NAAFADA KISMAAYO OO DHIBAATOOYIN HAYSTAAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka naafadda ah ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa ka cabanaya dhibaatooyin iyo xaalado adag oo xilligaan ku heysata gudaha magaalada, iyadoo dhibaatooyinka ugu daran ee dadkani curyaamiinta ah ee heysatada ay kamid yihiin daryeel la’aan dhanka adeegyada aasaasiga u ah nolasha.

Abuukar Maxamed Raage oo ah afhayeenka urur ay ku mideysan yihiin inka badan 400 oo ruux oo naafa ah oo ku nool magaalada Kismaayo wuxuuna Radio Ergo uga warramay dhibaatooyinka xilligani ay ka cabanayaan wuxuuna afhayeenku sheegay iney tira koob ku sameeyeen dhowaan ddka naafada ah ee ku nool kismaayo ayna tiradoodu noqoe ilaa 1200, dhamaantoodna ay ka siman yihiin duruufaha nololeed.

Qaar kamid ah dadkaas oo aan iyaguna kula kulmay xafiis ay ku leeyihiin nawaaxiga xarunta maamulka degmada  Kismaayo ayaa sheegay inaysan haysan hoy, caafimaad, tacliin iyo agabka kale ee curyaamiintu isticmaalaan fududeeyana noloshooda.

Wariyaheenna Kismaayo Khadar ayaa sheegay in dadka naafadu yihiin kuwo ka takooran bulshada inteeda kale, marka aad dhex tagto waxaa dareemaysaa in aan cidna u maqnayn, ceelna qodnayn, balse waxay gargaar dhinac kasta ka sugaayaan walaalahooda wax ku dhaama. Naafada ayaa ka codsatay dawaladda, maamulka Kismaayo iyo hay’addaha gargaarka inay  u fidiyeen taageero nololeed

Khadar/AM/MH

Previous Post

MASHRUUCA SHAQO LACAG KU BEDDELASHADA EE FAO

Next Post

HOOS U DHACA SICIRKA IIBKA XOOLAHA GOBOLLADA GEDO IYO BAY

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

HOOS U DHACA SICIRKA IIBKA XOOLAHA GOBOLLADA GEDO IYO BAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-APR-2026

IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo