Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

HOOS U DHACA SICIRKA IIBKA XOOLAHA GOBOLLADA GEDO IYO BAY

Radio Ergo by Radio Ergo
March 15, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGanacsatada xoolaha iyo dulaalleyda ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yimid qiimaha xoolaha, iyagoo u sababeeyay arrintaas hoos u dhaca ku yimid sarrifka lacagta doollarka Mareykanka, lacagtii  shilinkii Soomaaliga ahayd oo ciriiri gashay iyo shirkadaha dhoofka xoolaha iibsada oo ka kala imaan jirey Muqdisho iyo Kenya oo muddooyinka aanan lagu arags suuqyada, arrimahaasi oo isbiirsaday ayay sheegeen inay qeyb ka yihiin dhibaatooyinka taagan.

Sida ay sheegeen ganacsatada xoolaha ku iibisa sayladaha degmooyinka Baardheere, Buurdhuubo iyo Diinsoor oo ka kala tirsan gobollada Gedo iyo Bay, waxaa jirto iib xumi. Aadan Cabdi Axmed wuxuu ka mid yahay dulaalleyda ka howlgasha suuqa xoolaha Baardheere, wuxuuna ka warbixiyay qiimaha lagu kala gadanayo noocyada xoolaha, isagoo sheegay neefka Geela ee birimada ah inuu maanta marayey lacag dhan 22 milyan oo shilinka Soomaaliga ah, halka qurbacdana ay ka hooseeyaan ilaa 7 milyan oo sh. So.

Sidoo kale Maxamed Xuseen oo ka mid ah gacansatada suuqa xoolaha degmada Buurdhuubo oo ka warramay sida maanta uu yahay dhaqdhaqaaqa ganacsiga suuqa xoolaha ee degmada Buurdhuubo iyo halka ay wax marayaan ayaa sheegay geela iyo ariga in qiimahoodu uu ka hoos maray bil ka hor halkii uu taagnaa.

Deegaannada kale ee aan la xariirnay si aan wax uga ogaanno qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ayaa waxaa ka mid ah degmada Diinsoor ee gobolka Bay, halkaasi oo uu ku yaallo suuq ballaaran oo lagu kala iibsado noocyada xoolaha nool, sida uu sheegay ganacsade Cabdulqaadir Aftooje  oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee degmadaas.

Sabbaynta sarrifka lacagta qalaad ee gudaha Soomaaliya ayaa keenay hubanti la’aan ganacsiga ah gaar ahaan dadka xoola dhaqatada oo xoolo badan lacagtii lagu rabay markii ay ku waayeen dib ugu celiyay miyiga, iyadoo dhibaatada ugu daran ee suuq xumida ay saameynta ugu badan waxay ku yeelatay dadka reer miyig ah ee xoolahooda u safriya suuqyada ganacsiga ee magaalooyinka, si dakhliga  ay ka helaan ugu daboolaan baahiyahooda gaarka ah, markay wayaanna dantu ku qasabto inay dib ugu celiyaan miyigii, awoodooddii wax iibsina ay yaraato.
Saalixi/MH/FM

Previous Post

NAAFADA KISMAAYO OO DHIBAATOOYIN HAYSTAAN

Next Post

WERIYE CABDICASIIS CABDINUUR OO LA SII DAAYAY

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
Next Post
WERIYE CABDICASIIS CABDINUUR OO LA SII DAAYAY

WERIYE CABDICASIIS CABDINUUR OO LA SII DAAYAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-MAY-2026

IDAACADDA 17-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2026
May 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo