Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

SUXUFI INDHOOLE AH OO KA SHAQEEYA MUQDISHO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 4, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
SUXUFI INDHOOLE AH OO KA SHAQEEYA MUQDISHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCabdifataax Kalgacal waa suxufi Soomaaliyeed oo ka hawlgala warbaahinta Goobjoog oo ku taalla magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,  waa nin indhoole ah, wuxuuna  hawlaha saxaafadda ku guda jiray tan iyo 2000 xilligaas oo duruufo adag iyo halis naftiisa uu ku soo maray.

Cabdifataax oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Ergo ayaa sheegay in saxaafada ay hammigiisa ahayd oo uu jeclaa, wuxuuna qaaar ka tilmaamay caqabadihii uu la kulmay muddada uu ku dhex jiray warbaahinta ay ka mid ahayeen is rsasaaseynta iyo sida kediska ah dagaalladii ku qabsaday meelaha qaar hase ahaatee uu ka badbaaday.

Isagoo ka warramaya cabsida badan ee ka jirta Muqdishu iyo haddidaada u imaneysa weriyeyaasha ayaa wuxuu yiri “Qofka wariyaha ah  ee ka shaqeeya magaalada Muqdisho  dhibaatooyin badan ayuu qabaa haddii telefoon qof kaa soo waco oo uu ku dhaho hebeloow halkee joogtaa waxaad ugu jawaabaysaa maxaa kaa galay taasoo ay kugu kallifayso cabsida badan ee weriyuhu qabo ma jirto cid la aamini karo” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay Cabdi fataax.

Ugu dambeyntii  wuxuu Cabdifitaax Kalgacal sheegay in shaqadiisa uu u guto sida asxaabtiisa kale ee ay ka wada shaqeeyaan saxaafadda marka laga reebo dhibaatada uu ku qabo isticmaalka  Adobeka codadka loo adeegsado, wuxuuna sheegay inuu la mid yahay dadka kale ee caadiga ah ee wax qora waayo buu yiri qalinka wax ma qoro ee waa maskaxda midda la shiilo ee wax dhalisa.

CC/MG/AM

Previous Post

WELWELKA CUNTA LA`AANTA IYO QARAXYADA KISMAAYO

Next Post

CODSIGA GARGAARKA SOOMAALIYA EE SANADKA 2013 OO LAGU QIYAASAY $1.3 BILYAN

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
FAO OO U CODSANEYSA SOOMAALIYA KAALMO DHEERAAD

CODSIGA GARGAARKA SOOMAALIYA EE SANADKA 2013 OO LAGU QIYAASAY $1.3 BILYAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-APR-2026

IDAACADDA 22-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo