Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

CODSIGA GARGAARKA SOOMAALIYA EE SANADKA 2013 OO LAGU QIYAASAY $1.3 BILYAN

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 4, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
FAO OO U CODSANEYSA SOOMAALIYA KAALMO DHEERAAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCabdikariin Guuled: Dadka Soomaaliyeed waxay ku faraxsan yihiin in dalabka gargaarka bini`aadannimo lagu soo bandhigo gudaha Soomaaliya.

Qorshaha saddexda sano ee dalabka gargaarka bini`aadannimo ee Soomaaliya ayaa maanta shaaca looga qaaday magaalada Muqdisho, taasoo noqoneysa markii ugu horreeysay ee dalabka gargaarka Soomaaliya laga dhex sameeyo gudaha dalka.

Qorshaha dalabaadaadkaas lacagaeed ayaa waxaa shaaca ka qaaday ku simaha isuduwaha howlaha gargaarka bini`aadannimo ee Soomaaliya ugu qeybsan QM Mr. Stefano Porretti, isagoo u gudbiyay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka DF soomaaliya mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Qorshahan oo loogu tala galay sanadaha 2013-2015ka ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa baahiyaha deg degga ah ee gargaarka bini`aadadnimo ee ay u baahan yihiin dadka Soomaaliyeed iyo in lagu ballaariyo qorshaha isku filnaanshaha lagu gaarsiinayo dadka, kaasoo wax ka tari doona saldhigna u noqon doona inuu ka hortago xasaradaha iyo dhibaatooyinka dabiicaga ee salka u ah dhibaatooyinka bini`aadannimo ee ka dhaca Soomaaliya.

Codsiga gargaar ee sanadka 2013ka ayaa wuxuu ku kacayaa adduun dhan $1.3 bilyan, kaasoo lagu fulin doono ilaa  369 mashruuc oo bini`aadannimo. Waxaana ka faa`iidaysanaya dad lagu qiyaasay 3.8 milyan oo Soomaali ah.

Mashaariicdaas waxaa fulin doona 177 hay`ado, oo isugu jira kuwa QM, kuwo caalami ah iyo ha`yado caalami ah oo aan dowli ahayn, kuwaasoo ka howlgala gudaha Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya, Cabdikariin Guuled, ayaa sheegay in Soomaaliya iyo shacabkeeda ay ku faraxsan yihiin in dalabka gargaarka bini`aadannimo lagu soo bandhigo gudaha Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in xasaradaha bini`aadannimo ee Soomaaliya lagu xallin karo oo kaliya dadaal ay si wada jir ah u sameeyaan dadka Soomaaliyeed iyo saaxiibbada caalamiga ah. Wuxuuna ka codsaday Soomaalida inay taageeraan bulshada samafalka si ay mucaawinooyin u gaarsiiyaan dadka Soomaaliyeed ee u baahan in la caawiyo.

Iyadoo ay  3.8 milyan oo Soomaali ah ay u baahan yihiin gargaar bini`aadannimo, ayaa waxaa taasi ay Soomaaliya ka dhigtay mid kamid ah dalalka caalamka ee ugu daran. Qiyaastii in ka badan 1 milyan oo qaxooti Soomaali ah ayaa dalka bannaankiisa ku nool.

Stefano Porretti, ku simaha isu duwaha howlaha gargaarka bini`aadannimo ee Soomaaliya ugu qeybsan QM, ayaa sheegay in kobcinta awoodda Soomaaliya ee u gagsashada abaaraha iyo daadadka ay ka hortageyso musiibo bini`aadannimo ee dalka uu galo.

QM ayaa sheegeysa in boqolkiiba 50 dalabkii gargaar ee loo sameeyay Soomaaliya la bixiyay, iyadoo $668 milyan laga bixiyay lacagihii la ballan qaaday oo dhammaa $ 1.1 bilyan.

MG/FM/AM

Previous Post

SUXUFI INDHOOLE AH OO KA SHAQEEYA MUQDISHO

Next Post

HAB LOO DEJIYAY BARAKACAYAASHA BOOSAASO

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
HAB LOO DEJIYAY BARAKACAYAASHA BOOSAASO

HAB LOO DEJIYAY BARAKACAYAASHA BOOSAASO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo