Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

HAB LOO DEJIYAY BARAKACAYAASHA BOOSAASO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 4, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
HAB LOO DEJIYAY BARAKACAYAASHA BOOSAASO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWasaaradda arrimaha gudaha maamulka Puntland oo gacan ka heleysa hay`adda qaxootiga QM ee UNHCR, ayaa soo bandhigtay hab lagu maamuli doono barakacayaasha ku nool gobollada Puntalnd, taasoo ay hore u ansixiyeen mudanayaasha baarlamaanka Puntland.

“Waa hab lagu kala hagayo barakacayaasha iyo hay`adaha samafalka, waxaana lagu dhowrayaa xuquuqda barakacayaasha iyo tan iyaga lagu leeyahay.” Waxaa sidaa yiri wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland, Cali Yuusuf Xoosh.

kulan ay kasoo qeyb galeen barakacayaasha, dadka deegaanka, mas`uuliyiinta maamulka Puntland iyo hay`adaha samafalka ayaa lagu qabtay magaalada Boosaaso, waxaana lagu sheegay in barakacayaasha maanta kadib lagu hagi doono nidaamkan.

Habkan lagu maamulayo barakacayaasha ku nool deegaannada Puntland ayaa haddii ay hirgesho waxay wax weyn ka beddeli doontaa nolosha dadka barakacayaasha oo indhawaaleba ka cabanayey dhibaatooyin kala duwan oo aan waxba laga qaban, iyadoo siyaasaddana ay qeexeyso waajibaadka barakacayaasha, dadka deegaanka, dowladda iyo kan hay`adaha samafalka ka saaran dadka barakacayaasha.

Magaala-xeebeedka Boosaaso waxaa ku nool barakayaal lagu qiyaaso 60,000, kuwaasoo kasoo cararay gobollada kala duwan ee dalka, intii ay socdeen dagaalladii sokeeye, barakacayaashan ayaa isugu jira xoogsato iyo xirfadley, waxayna deggan yihiin bariga iyo waqooyiga magaalada.

Xerooyinka ugu weyn ee ay ku nool yihiin dadkan barakacayaasha ayaa lagu magacaabaa Bariga Boosaaso, waxayna ka kooban yihiin xerooyinkan toban xero oo la isu geeyey, waxaana ku nool dad gaaraya 45,000, halka kaamamka kale ee ku yaalla waqooyiga magaaladana ay ku nool yihiin dad gaaraya 15,000.

Axmed Soomaali/FM/AM

Previous Post

CODSIGA GARGAARKA SOOMAALIYA EE SANADKA 2013 OO LAGU QIYAASAY $1.3 BILYAN

Next Post

CAQABAD SOO WAJAHDAY SOOMAALIDA KU NOOL KOOFUR AFRIKA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA

CAQABAD SOO WAJAHDAY SOOMAALIDA KU NOOL KOOFUR AFRIKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo