Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

CAQABAD SOO WAJAHDAY SOOMAALIDA KU NOOL KOOFUR AFRIKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 4, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSoomaalida ku dhaqan waddanka Koofur Afrika ayaa ka cabanaya  sharci dhowaaan ay soo saartay waaxda socdaalka waddankaasi, kaasoo ku  aaddan in la joojiyay waraaqaha loo yaqaanno  “Go home” ee u sahli jiray dib ugu noqoshada dalka.

Waraaqahaan ayaa  dadka Soomaalida ah ee ku nool waddanka Koofur Afrika, waxay ka caawinayeen inay si sahlan dib ugu laaban karaan dalkoodii hooyo .

Weriye Axmad shariif Codka, ayaa idaacadda Ergo u sheegay in sharcigaan uu khuseeyo dadka Soomaalida ah oo keliya, balse aanu saamayn ku yeelan doonin  dadka kale ee ajaanibta ah ee ku nool dalkaasi.

“Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan waddanka Koofur Afrika aad ayay uga xun yihiin sharcigaan lagu hakinayo warqadaha dib u noqoshada dalka, wxayna sheegeen inay doonayaan in dalkoodii hooyo ay dib ugu laabtaan, balse loo diiday waraaqadihii ay ku noqon lahaayeen”.

Dhinaca kale guddi ay  leeyihiin  Soomaalida ku nool dalkaasi Koofur Afrika ayaa wada dadaallo ay kula xiriirayaan hay`adaha caawiya dadka qaxootiga ah si ay ugala hadlaan arrintaan ku aaddan waraaqahan dib ugu laabashada dalka.

Si kastaba  ha ahaatee arrintaan ayaa haddii ay sii socoto waxay caqabad weyn ku noqon kartaa Soomaalida doonaysa inay dalkooda dib ugu laabtaan, iyadoo ay adagtahay in Soomaalida ku dhaqan halkaasi ay helaan baasaboorka cusub ee Soomaaliga ah .

Wasaaradda   socdaalka u qaabilsan dalkaasi Koofur Afrrika ayaa sheegtay in arrimo badan oo jira dartood loo joojiyay warqadahaasi.

AA/FM/AM

Previous Post

HAB LOO DEJIYAY BARAKACAYAASHA BOOSAASO

Next Post

TAHRIIBKA OO KU SOO BADANAYA SOMALILAND

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
XAALADA MUHAAJIRIINTA SOOMAALIDA AH EE KU XIRXIRAN XABSIYADA TANZANIA

TAHRIIBKA OO KU SOO BADANAYA SOMALILAND

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo