Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WELWELKA CUNTA LA`AANTA IYO QARAXYADA KISMAAYO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 27, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
WELWELKA CUNTA LA`AANTA IYO QARAXYADA KISMAAYO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka ku nool Kismaayo ayaa sheegay  inay ku adagtahay sidii ay u heli lahaayeen cunto.
Oday ku soo koobay magaciisa Xasan oo ka mid ah kuwa Kismaayo oo Ergo u warrmaya ayaa sheegay in dhaqaalaha dadka oo liita, dhaqdhaqaaqii dekedda oo aan jirin iyo dadka oo shaqo la’aani haysato ay keentay in awoodda wax iibsiga ee dadku ay yaraato. Sidoo kale badi waddooyinka gobolka soo gala ay saameeyeen colaado, isagoo intaas ku daray inay waqti qaadanayso dib u hawl gelinta dekedda Kismaayo.

Cabdinasir Seeraar oo ah afhayeenka maamulka ku meel gaarka ah ee Kismaayo ayaa Ergo u sheegay in dhaqaalaha magaladu badi uu ku tiirsanaa dhuxusha la dhoofin jiray, taasoo hadda gebi ahaanba la xanibay. Waxaa kaloo ay dadku sheegayaan inay waqtigaan magalada soo gaartay sahay daawo oo wanaagsan, isbitaalkuna hadda si hagaagsan u shaqaynayo, dhibaataduse tahay cuntada oo gabaabsi ah..

Dhinaca kale qaraxyada ayaa iyana weli ah khatar badan oo dadku ay ka muujinayaan welwel, siday sheegtay Amina Axmed oo ah hooyo haysata 3 carruur ah, waxayna sheegtay in aysan marna ku amaini karin carruurta inay banaanka uga baxaan cabsi la xiriirta miinooyin  dhulka la geliyey. Maalmihii la soo dhaafay ayaa qaraxyo is xig xigaa ka kala dhaceen guriga dawladda hoose  iyo aarkada oo ku taal bartamaha Kismaayo, qaraxyadaas oo dhacay Axaddii ayaa waxaa ku dhintay ilaa hadda inta la xaqiijiyey 2 ka tirsan ciidanka amaanka halka in ka badan 20 isugu jira ciidanka iyo dad rayid ahina ku dhaawacmeen kuwaasoo la dhigay isbitaalka guud ee degmada.

Kismaayo oo ciidamada dawladda oo ay kaabayaan kuwa Kenya qabsadeen muddo saddex bilood ka hor ayaan weli lahayn maamul rasmiya iyo hannaankii kaabayaasha dhaqaalaha oo aan weli hawl gelin.
MH/AM

Previous Post

DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA

Next Post

SUXUFI INDHOOLE AH OO KA SHAQEEYA MUQDISHO

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
SUXUFI INDHOOLE AH OO KA SHAQEEYA MUQDISHO

SUXUFI INDHOOLE AH OO KA SHAQEEYA MUQDISHO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo