Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 22, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMid kamid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee ku ganacsada waddankaasi South afrika yaa dhintay mid kalana waa ku dhaawacmay ka dib markii kooxo hubaysani ay habeenimadii arbacada ku weerareen goob ganacsi oo ay ku lahaayeen magaalada Capetown ee waddanka South africa.
Wiilkaan la dilay oo lagu magacaabo Abuukar  Cabdulle Carooni  ayaa  la sheegay in kooxo hubaysani ay rasaas ku fureen isla goobtiina uu ku geeriyooday, sidoo kale wiilka kale ee dhaawacmay ayaa isagana la sheegay in ay walaalo ahaayeen Abuukar kaasoo haatan lagu daweynayo cusbital ku yaala Capetown isagoona la sheegay in rasaas ay kaga taalo qeybta sare ee jirkiisa.

Wariye lagu magacaabo Axmad Shariif Codka oo ku sugan Capetown ayaa idaacadda Ergo u sheegay in  ciidamo booliis ah ay yimaadeen goobta wax yar ka dib markii mashaqadasi dhacday mana jirto ayuu yiri cid ilaa iyo haatan loo qabtay weerarkaasi.

Dilkaan waxaa geystay sida aan wararka ku heleyno ilaa afar nin oo ku hubaysnaa bistoolado, markii ay xabbadaha ku fureen wiilashana wey baxsadeen  sidaana waxaa Ergo u sheegay wariye Axmad Shariif oo intaasi ku daray in burcaddaasi aanay u muuqanin kuwa doonayay in ay dhacaan dukaanka balse doonayay oo kaliya in ay dilaan wiilasha tanoo ah ayuu yiri dhacdo ku cusub Capetown.

Si kastaba ha ahaatee falalka isugu jira dhaca iyo dilalka loo geysanayo ganacsatada Soomaalida ee ku ganacsata waddankaasi South africa ayaa muddooyinkii dambe sare u kacay kadib markii ay xoogeysteen dilalka loo geysanayo dhallinyarada Soomaalida ee halkaasi ku ganacsata.
AA/MH

Previous Post

QAXOOTIGA XERADA MARATAANI OO BIYO YARAAN KA CABANAYA

Next Post

WELWELKA CUNTA LA`AANTA IYO QARAXYADA KISMAAYO

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
WELWELKA CUNTA LA`AANTA IYO QARAXYADA KISMAAYO

WELWELKA CUNTA LA`AANTA IYO QARAXYADA KISMAAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo