Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

QAXOOTIGA XERADA MARATAANI OO BIYO YARAAN KA CABANAYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 21, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
QAXOOTIGA XERADA MARATAANI OO BIYO YARAAN KA CABANAYA

Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSoomaalida qaxootiga ah ee ku nool xerada Marataani oo ku taalla waqooyiga dalka Musambiig, ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ka cabanayay biyo yaraan, ka dib markii ay go`een amaba gureen ceelashii ay biyaha ka heli jireen.

Cabduldaadir Cumar Cali oo ka mid ah dadka ku nool xeradaasi ayaa isagoo u hadlaya radio Ergo yiri  “Biyo yaraantan in ka badan hal bil bey xeradan Marataani ka taagneyd, waxaan hadda biyaha ka doonannaa meel aad uga fog xerada.”

Waxaa xerada Marataani ku yaalla hal ceel oo ay dadka qaxootiga ah u qodday QM, waxayse ka cabanayaan qaxootiga Soomaaliyeed in ceelkaasi biyihiisu ay dhanaan yihiin, isla markaana aysan nadaafad ahaan wanaagsaneyn.

“Waxaana toddobaad kiiba galnaa feyl aad u dheer si aan u helno biyo, xerada waxaa ku nool qaxooti aad u badan, kuwaasoo qudhooda aan dhibaato kala kulanno marka ay timaaddo saf u gelidda biyaha.” Sidaasi waxaa tiri Caasho Axmed, oo ka mid ah qaxootiga Soomaaliyeed eek u nool xerada Marataani.

Dhibaatadan dhanka biyaha ah ee ka jirta xeradaasi ayaa waxay saameysya dhammaan qaxootiga ku jira xeradaasi, iyadoo ay u sii dheer tahay kuleyl aad u daran oo halkaasi ka jira.

Faarax Dubbad/FM

Previous Post

XAALADDA XAAFADDA ISLII OO DEGGAN

Next Post

DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA

DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo