Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

XAALADDA XAAFADDA ISLII OO DEGGAN

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 20, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
XAALADAHA AMMAAN EE KENYA IYO WELWELKA SOOMAALIDA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa maanta deggan xaaladda xaafadda Soomaalidu ay ku badan tahay ee Islii magaalada Nairobi, oo labadii maalmood ee ugu dambeysay ay xiisad ka taagneyd.

Inkastoo wali goobaha qaar ee ganacsigu ay wali xiran yihiin, ciidanka loo yaqaanno GSU ee dalka Kenya, ayaa sugaya ammaanka, waxaana socda shir looga arrinsanayo xaaladda xaafadda, oo ay yeelanayaan laanta amniga gudaha ee Kenya iyo odayaasha Soomaalida ee xaafadda Islii, waxaana maanta dib ugu soo laabanaya xaafadahoodii qoysas hore uga barakacay.

Mudane Yuusuf Xasan, oo ah mudanaha laga soo doortay degmada Kamakunji oo xaafadda Islii ay ka tirsantahay ayaa rabshadahan ku tilmaamay kuwo la doonayo in lagu boobo hantida Soomaalidu ku leeyihiin xaafadda, isagoo ka digay in wixii dhacaba aan dusha loo saarin bulshada Soomaaliyeed ee dalka ku nool, isla markaana ku eedeeyay ciidamada ammaanka Kenya inay dayaceen wax ka qabashada amni darrada ka jirta xaafadda.

Dhanka kale, dowladda Kenya ayaa uga digtay shacabkeeda inaysan bartilmaameedsan bulsho aan waxba galabsan “Kuma eedeyn kartid dadka waxaysan galabsan, waa khalad sababtoo ah waa dembiilayaal waxa geystay qaraxa, ee ma aha qowmiyad.” Sidaa waxaa yiri madaxa booliiska magaalada Nairobi, Moses Ombati.

Xiisaddan oo lagu bartilmaameedsanayay dadka Soomaalida ah ee xaafadda u badan, ayaa ka billaabatay qarax gelinkii dambe axaddii lala beegsaday gaari kuwa dadweynaha ah, qaraxaasoo ay ku dhinteen ilaa 6 qof, halka 18 kalana dhaawaca kasoo gaaray loola cararay isbitaalka Kenyatta. Welina ced loo soo qabtay inay ka dambeyso qaraxaasi ilaa haatan ma jirto.
AA/FM/AM

Previous Post

XAALADIHII U DAMBEEYAY EE SOOMAALIDA KU XIRAN XABSIYADA LIIBIYA

Next Post

QAXOOTIGA XERADA MARATAANI OO BIYO YARAAN KA CABANAYA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
QAXOOTIGA XERADA MARATAANI OO BIYO YARAAN KA CABANAYA

QAXOOTIGA XERADA MARATAANI OO BIYO YARAAN KA CABANAYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo