Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

XAALADIHII U DAMBEEYAY EE SOOMAALIDA KU XIRAN XABSIYADA LIIBIYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 15, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCabdiqani: “Ma jiraan wax kufsi ah oo loo geysto hablaha Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada waddanka Liibiya”

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa ka warrantay xaaladaha ay ku sugan yihiin maxaabiista Soomaalida ah ee ku  jira xabsiyada  kala duwan ee dalkaasi, sababtuna waxay tahay in markii la sii daayaba haddana markale laga soo qabto xeebaha dalkaasi iyagoo tahriibaya. Sidaas waxaa raadiyo Ergo u sheegay safiirka Soomaaliya u fadhiya Liibiya Cabdiqani Maxamad Wacays.

Mudane Cabdiqani ayaa dhinaca kale sheegay in haba yaraatee aanay jirin wax kufsi ah oo loo geysto hablaha Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada waddanka Liibiya, lana sii dayay iyagoo aan wax dhib ah loo geysan sida uu noo sheegay safiirka. Wuxuuna intaa ku daray ee uu yiri ‘’ Waxaan maalmihii ugu dambeeyay aniga iyo  qunsulka safaaradda Soomaalida isaga daba noqoneynay  xabsiyada ay ku jiraan maxaabiista Soomaalida, si  loo soo daayo maxaabiista ku harsan jeelasha.

“Iyagaa ka mas`uul ah wixii ku dhaca haddii ay noqon lahayd in  xabsi ay galaan in laga dhaco waxa ay wataan iyo in ay soo gaaraan dhibaatooyin kale, waa haddiiba ay ka badbaadaan in badda ay ku dhintaan.” Ayuu yiri safiirka oo waaliddiinta Soomaaliyeedna ugu baaqya inaysan carruurtooda ka oggolaan tahriibka, oo khatar badan gelinaya naftooda.

Xabsiga weyn  ee ku yaalla magaalada Tripoli ee caasimadda ah waxaa ku jira ilaa 150 maxaabiis Soomaali ah, sidoo kale xabsi lagu magacaabo Qubus oo isna qiyaastii magaalada Tripoli u jira ilaa 140km isna waxaa ku xiran maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraysa ilaa 160 ruux, Benghazi  xabsi ku yaalla oo lagu macaabo Bafuuda waxaa isna ku jira maxaabiis dhan ilaa 80 Soomaali ah, dhowr qofoodna waxaa  haysta rag jabhad ah, sidaasna waxaa noo sheegay safiirka Soomaalida ee dalkaas Liibiya.

AA/FM/AM

Previous Post

DAD KA CABANAYA SHAQO LA`AAN IYO SICIR BARAR KA TAAGAN KISMAAYO

Next Post

XAALADDA XAAFADDA ISLII OO DEGGAN

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
XAALADAHA AMMAAN EE KENYA IYO WELWELKA SOOMAALIDA

XAALADDA XAAFADDA ISLII OO DEGGAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo