Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

DAD KA CABANAYA SHAQO LA`AAN IYO SICIR BARAR KA TAAGAN KISMAAYO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 13, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
DAD KA CABANAYA SHAQO LA`AAN IYO SICIR BARAR KA TAAGAN KISMAAYO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaalado cunto yaraan ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka jirto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, iyagoo codsanaya gargaar bani`aadannimo oo deg-deg ah.

Axmed Xareed, waa mid ka mid ah duqeyda magaalada, waa Aabbe leh laba xaas iyo carruur, saddexdii sano ee la soo dhaafayna ma helin wax shaqo ah, isagoo u warramayay raadiyo Ergo ayuu yiri “Tan iyo intii ururka Al shabaab oo magaalad ka talin jiary ay joojiyeen adeegyo badan oo shaqooyin laga heli jiray, ma helin wax shaqo ah, haatan gacmaheygu waa maran yihiin, mana heysto wax aan carruurteyda ku quudiyo, xitaa qiimaha raashiinka ayaa kor u sii kacay tan iyo intii dagaalku uu soo gaaray magaalada”.

Aamina Mocow, oo iyadu ah hooyo saddex carruur ah leh aya iyaduna tiri “Waxaan u qaxay magaalada Kamsuuma oo 90km dhanka waqooyi kaga began magaalada Kismaayo intii ay dagaalladu socdeen, dhammaan dadkii Kamsuuma u qaxay dib bey u soo laabteen, anigana 10 beri kahor baan soo laabtay waxaanan degay xaafadda Calanleey, ma heysanno cunto, waxaana dalbaneynaa in naloo soo gurmado.”

Axmed Maxamed Buraale, oo sidoo kale deggan Kismaayo waa 24 jir, wuxuu sheegay in dakhligiisu uu ku tiirsanaa dhuxusha, balse haatan ka ganacsiga dhuxsha ee magaaladaasi waa la mamnuucay, sidaas ayuuna shaqadiisii ku waayay.

28kii September ayaa ciidamada Kenya oo ay horkacayaan kuwa dowladda Soomaaliya ay si wada jir ah u qabsadeen magaalada Kismaayo, oo ay muddo saddex sano ay gacanta ku hayeen uruka Alshabaab.

MH/FM/AM

Previous Post

WARARKII SAADAASHA ROOBABKA EE TODDOBAADKA

Next Post

XAALADIHII U DAMBEEYAY EE SOOMAALIDA KU XIRAN XABSIYADA LIIBIYA

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

XAALADIHII U DAMBEEYAY EE SOOMAALIDA KU XIRAN XABSIYADA LIIBIYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo