Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Ganacsatada Soomaalida Mozambique oo ka cabanaysa qiima kororka canshuuraha

Radio Ergo by Radio Ergo
May 21, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Ganacsatada Soomaalida Mozambique oo ka cabanaysa qiima kororka canshuuraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKu dhawaad illaa 70 konteenar oo ay leeyihiin ganacsata Soomaaliyeed kuwaasoo  ay ku jiraan alaaba  kala duwan ayaa wali ku xayiran dekadda Nakaala ee ku taala waqooyiga waddanka Mozambique.

Xayiraaddaan ku timid alaabtan saaran konteenarada ayaa timid kaddib markii qiima kordhin lagu sameeyay lacagihii canshuuraha laga qaadi jiray alaabaha ka soo dega dekadda, qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool waddankaasi Mozambique ayaa iyagu durbaba walaac xooggan ka muujiyay qiima kordhinta lagu sameeyay alaabada ay kala soo degaan dekadda taasoo ay sheegeen in ay dhibaato weyn ku tahay ganacsigooda.

Abuukar Muuddeey Maxamad  oo isagu ah guddoomiyaha  ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan waddankaasi Mozambique ayaa idaacadda Ergo u sheegay in arrintaan ku saabsan qiima kordhinta lagu sameeyay qiimaha badeecooyinka  ay kala soo degaan dekadda Nakaala ay tahay mid dhabar jab weyn ku ah ganacsigooda .

“Aad ayaan uga xuunnahay in arrintaani ay dhacdo haddana dekadda waxaa nooga xayiran haddii aan nahay ganacsatada Soomaaliyeed  ee Mozambique ku dhawaad ilaa 70 konteenar kuwaasoo ay ka buuxaan alaaba kala duwan sida bagaash  qalabka elektaronica iyo waxyaaba kale”sidaana waxaa yiri Abuukar Muuddeey, Guddoomiyaha ganacsatada Soomaalida waddanka Mozambique  waxaana uu intaasi raaciyay in dekadda dhawaan la keenay system casri ah oo lagu ogaado wax yaabaha ku jira gudaha konteenarada kaasoo isna runtii caqabad kale nagu ah  ayuu yiri Abuuka

“Muddo illaa saddex toddobaad ah ma jiraan wax ka soo baxay dekadda allaabadi ganacsatadana halkaasi ayay ku xayiran yihiin” ayuu yiri Abuukar Muuddeey Maxamad oo ah  guddoomiyaha  ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan waddankaasi Mozambique.

Dekadda Nakaala ayaa ku taala dhinaca waqooyi ee waddanka Mozambique waxayna qiyaastii 190km u jirtaa magaalada Nimbula oo ah meesha ay ku badan yihiin Soomaalida ku sugan waddankaasi Mozambique si kastaba  ha ahaatee waxaa gabaabsi ah alaabaha hadda yaala dukaamada ama goobaha ganacsiga Soomalidu ay ku leeyihiin halkaasi taasoo ay ugu wacan tahay xayirnaanshaha konteenaradaan  ku xayiran dekadda Nakaala.

Faarax Dubad/MG/AA

Previous Post

BUKAANO QABA CUDURKA DUUMADA OO LA DHIGAY CUSBITALKA DEGMADA JOWHAR.

Next Post

Alshabaab oo u digay qandaraas la’yaal, ganacsato iyo hay’addo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Alshabaab oo u digay qandaraas la’yaal, ganacsato iyo hay’addo

Alshabaab oo u digay qandaraas la'yaal, ganacsato iyo hay'addo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo