Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

ARDAY OLOLE NADAAFADEED KA BILAABAY LAASCAANOOD

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 19, 2011
in Wararkii u Danbeeyay
0
ARDAY OLOLE NADAAFADEED KA BILAABAY LAASCAANOOD
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMagaalada Laascaanood ayaa waxaa in muddo ah dhibaato ku hayay qashin ceegaaga bartamaha iyo xaaafada magaaladaas, taasi oo ay dhaqaatiirtu ka qabeen walwal xoogan oo ku aadan sida wax looga qaban karo.

Boqolaal kamid ah ardayda dugsiyada hoose, kuwa sare iyo  jaamcada nugaal ayaa isku xilsaaray sidii ay wax uga qaban lahaayeen qashinka faraha dhibaatada ku haya magaalada. Iyagoo gudaha magaaladaas ka qaaday dhawr tan oo qashin ah.

Tallaabadaasi arday ay qaadeen ayaa waxaa soo dhaweeyay waxgaradka, odayaasha iyo dadweynaha magaaladaas, iyagoo sheegay in xanuuno badan ay muddooyin laga cabanayay ay wax ka tari karto howshaan nadaafadeed.

Qashinkana ayaa ahaa  mid yiilay meel kasata oo aad magalada marto mana jiraan goob si rasmiya loogu calaamdiyay dhigitaanka qashinka si looga qaado xaafadaha.

Waaliidiin ku sugan degmadaas oo soo dhaweeyay tallaabadaas ayaa sheegay in carruurtooda oo ku ciyaara qashinka ay la kulmeen  xanuunno kaga dhacay indhaha, gacmaha iyo haraga.

Cabdikariin Olol/MG

Previous Post

SUXUFI LAGU DILAY MUQDISHO

Next Post

QIIMA DHAC KU YIMID SICIRKA RAASHIINKA SUUQYADA MAGAALOOYIN KU YAALLA SOOHDIMAHA SOOMAALIYA, KENYA IYO ITOOBIYA

Related Posts

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari

September 14, 2026
Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo
Wararkii u Danbeeyay

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo

September 11, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Barakicin qasab ah oo nolol xumo galisay qoysas laga saaray xeryaha Baydhabo

September 10, 2026
Next Post
QIIMA DHAC KU YIMID SICIRKA RAASHIINKA SUUQYADA MAGAALOOYIN KU YAALLA SOOHDIMAHA SOOMAALIYA, KENYA IYO ITOOBIYA

QIIMA DHAC KU YIMID SICIRKA RAASHIINKA SUUQYADA MAGAALOOYIN KU YAALLA SOOHDIMAHA SOOMAALIYA, KENYA IYO ITOOBIYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-SEP-2026

IDAACADDA 20-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-SEP-2026
September 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-SEP-2026
September 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo